Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Ogaadeniya gaar ahaana xarunta dhexe ee Jabhada wadaniga xoraynta Ogaadeniya (JWXO)  ayaa waxay sheegayaan in mudo laba todobaada horjoogayaasha hawaarinta shirar waxa loogu yeedho gam gama loogu Hayo magalada jigjiga.

Shirarkan oon ilaa hada la ogayn waxa kasoo baxaya ayaa laysagu keenay gabi ahaanba horjoogayaasha hawaarinta ee gobalada kahawl gala kuwaasi oo tigrayga xiligiisii dhamaaday wakhtigiisa kusii dheeraysto.

Kooxda hawaarinta ayaa loo abuuray dhibaatada baahsan ee ay ku hayaan dadka shacabka ah ee soomaalida Ogaadeniya, waxaa marar badan oo sidan oo kale shirar loogu qabtay xabsiga loo taxaabay qaar badan oo kamida hawaarinta kuwaasi oo ilaa hada ku jira xabsiyada waawayn ee gumaysigu ku lee yahay magaalada Jig jiga.

Waxaad kala socotaan wararkan iyo waxa kasoo kordhay ba ONA

ONA/Ogadeniya.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay