Gar-yaqaanka Docrot Fikru Maru ayaa laanta wararka Sweden ee loosoo gaabiyo Ekot u caddeeyay in laga sii daayay xabsiga dhakhtarka oo mudo u xidhnaa taliska Woyaanaha. Shalay oo ku beegan shan sannadood oo uu xabsiga ku jiray ayaa dhakhtar Firku Maru xabsiga laga sii daayey.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay