Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadeniya gaar ahaana xarunta dhexe ee JWXO ayaa waxay sheegayaan in laba wiil oo shacab ah la tagtay laagta Ceelxaar ee dagmada Dhagax buur xarunta gobolka Jarar.

Labadan wiil ee ay laagtu la tagtay ayaa waxaa lagu aasay maydkoodii magaalada birqod waxaana magac yadoodii nalo sheega Awal ow Cabdi siyaad iyo Muxyadiin tamaan carab.

Waxaan ilaahay uga baryaynaa in naxariistii jano ka waraabiyo labadaas sido kale na samir iyo iimaan ka siiyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxeen.

ONA/Ogadeniya.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay