Waxaa goor dhaw lagu soo gabagabeeyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay shirkii madaxda dowlad gobolleedyada dalka.

Kulanka oo noqonaya kii labaad oo ay yeeshaan Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa waxaa ay kaga hadleen arrimaha amniga, siyaasadda federaaleynta iyo arrimo kale.

Akhriso war-murtiyeedka :

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.