Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana magaalada Dhagax buur ee xarunta gobolka Jarar ayaa waxay sheegayaan in ciidamada woyaanaha iyo maleeshiyaadka hawaarinta ay dad shacab ah ku xidh xidheen magaalada Birqod dadkan shacabka ah ee la xidh xidhay ayaa waxaa nasoo gaadhay qaar kamida magac yadooda waxaana kamid ah.

Cabdi fataah Ciwal, Fardowsa Cabdullahi iyo Naasir Sharif Ahmed ciidanka woyaanaha iyo maleeshiyaadka arxanka daran ee kaba qaadka au ah ayaa waxay laban laabeen tacadiyadii iyo xidhaygii ay ku hayeen dad shacabka ah ee soomaalida Ogaadeniya.

Sida warar dheeraad ah ay ku darayaan shacabkan lagu xidh xidhay magaalada birqod ayaa habeenimadii xalay loo dhacay gur yahoodii waxaana naloo xaqiijiyay in markii loosoo dhacay hidh dil xoogan loo gaystay kadib gaadhi lagu qaatay.

Wararkan iyo waxa kasop kordha kala soco  ONA.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay