Waxaa wali kusii fidiya meelo badan oo kamida Ogaadeniya mudaaharaadkii balaadhnaa ee lagaga soo hor jeeday gumaysiga Itoobiya hadaba waxaa ka socda magaalada Doolo ado gobolka Liibaan ee dalka Ogaadeniya mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo gumaysiga Itoobiya iyo gacan yarayaashiisa.

Hoos ka daawo mudaaharaadka shacabka doolo ado kaga soo horjeedaan gumaysiga.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay