War ka soo abxay Cidamada Maraykanka ayaa lagu sheegay in weerar cirka ah oo maalintii Khamiista ay qaadeen ay ku dileen 12 katrsan ururka al-Shabaab. Weerarka ayaa ka dhacay meel caasimadda u jirta 40km o ku beegan Koonfur Galbeed, sdia ay qortey wakaalada wararka ee AP:

Pentagon waxay sheegtay in sanadkan oo keliya in ay fuliyeen ugu yaraan 15 weerar oo ka dhan ah al-Shabaab.

Sidoo kale Pentagon ayaa sheegtey in mudadii Trump xilka hayey ay weerkooda ku dileen dad rayid ah oo gaaraya 500 kuwaas oo ku geeriyoodey dalal kala duwan.

Warka maanta a soo baxay Ciidamada Marayanka aya lagu yiri, ma jirto cid rayid ah oo weerarkii Khamiista wax ku noqotey.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay