Waxaa xalay habeenimo ka dhacay magaalada Diri Dhaba ee galbeedka Ogaadeniya Mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo gumaysiga Itoobiya iyo kooxda maqaarsaarka u ah ee fadhigeedu yahay magaalada Jig jiga.

Mudaaharaadkan ayaa waxaa isugu soo baxay qaar badan oo kamida dhalin yarada magaalada Diri Dhaba Waxayna ku qaylin hayeen erayo ka dhan ah wakiilka gumaysiga Itoobiya ee Ogaadeniya.

Hoos ka daawo muuqaalka mudaaharka.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay