Gabaygii Abwaan Khadar Colaad iyo Sawiradi shirkii Weynaa ee JOKA qeybo kamid ah.

Shiweynihi JOKA, Gabadh yar oo Calanka Ogadeniya Lulaysa. Shirkan ayaa caruur aad u tiro badan kasoo qeyb galeen..

 

Shirkii Iyo Caleema sarki Maamulka Cusub Ee Jaaliyada JOKA.



 
 

1 Comment

  1. abucaaisha says:

    walaalayaal salaankadib waxa aan salamayaa jaliyadka ogadenka oo u olalaynnaya xoriyadda wadanka ogaden waxakale oon salamayaa holwadenada siyasinta ah wakhtigooda kumixiyay xoraynta shcabka reer ogadenniya iyo ciidamada qalabkasida ee hortagan cadauka kufarta ah ee dadkayaga kufsiga iyo dhaca iyo xasuuqa kuhayaba intaas kadib waxa aan halkan salan u gadirayaa shacabka reer ogadenniya ee u dhabar adaygay dilka jogtada ahiyo xasuuqa malinwalba laguhayo waxa aan leeyahay ninwalba oo udhashay wadankaas in uu udiyargarobo siddii uu ugadhicinlahaa cadayga hororka ah dadka iyo wadankaba iyo dintaba waxanbaq uddirayaa shacabka reer ogadenniyo meel ay joganba inlaladagalamo xukumada kufarta ah ee salibiyadda ah lagana dulqado wadanka ogadenka iyo shacabkaba waxakale oon baq uddirayaa shacabka wadanka ogaden kudhaqan in ay iska dulqadaan kufarta duliga ku haysa ee tigrayka ah ee maqale katimid

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay