Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Sucuudiga gaar ahaana faraca Alxasa in marka ay taariikhdu ku beegan tahay 17/06/2018 ka habeenka axada ah Jaaliyada Ogaadeniya ay qaban hayso xaflada Ciidul Fidriga.

Xafladan ayaa waxaa lagu qaban doonaa Hotelka Baytul Abyad magaalada Alxassa waxaana halkaas kuugu diyaara kooxda “Hanqaran” ee Jaaliyada Soomaalida Ogaadeniya ee alxassa.

Fiixii faah faahina intaas dheer hoos ka fiiri.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.