Xafladii sanadka cusub ee dadka sidama ee ku nool koonfurta Itoobiya ay qabsanayeen ayaa waxay isu badashay mudaaharaad looga soo horjeedo taliska gumaysiga Itoobiya.

Shacabkii xaflada sanadka cusub kasoo qayb galay ayaa waxay bilaabeen erayo lidi ku ah gumaysiga Itoobiya.

Hoos ka daawo mudaaharaadkii.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.