Ciid Wanaagsan–Ciidul Caafiya

عيد مبارك….. كل عام و انتم بخير

Bahda Warfaafinta Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) waxay tahniyad u diraysaa dhammaan ummadda islaamka ah gaar ahaan Shacabka Somalida Ogadenya meel kastoo uu joogo, waxaanan leenahay ciiiiid Wanaagsaaaaan—Cuudul Caafiya. عيد مبارك….. كل عام و انتم بخير

Waxaan illaha qaadirka ah ka baryaynaa in ciidan ciideeda kale inuu nagu gaadhsiiyo camal suuban, caafimaad qab iyo xoriyadda Ogadeniya oo aan si xor ah ugu wada ciidno Inshaa Allah, Allahuma Aamiin..Amiin.

Bahda Warfaafinta JWXO.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.