Waxaa wali halkiisii kasii socda qalaasihi ka socday gobolka Shucuubta koon fureed ee gumaysiga Itoobiya, dagaal ay TPLF hurisay ayaa wuxuu ka socdaa magaalooyinka Hawasa Dila iyo qaybo kamida gobolkasi kaasoo qoomiyad ba mida kale beegsan hayso.

Dagaalka gacanka hadalka ah ayaa si xoogan uga socda gobolka Sidama ee shucuubta Koonfureed Hadaba waxaad hoos ka daawataan muuqaal kamida oo aan idiin soo daynay.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay