Raysal wasaaraha Gumaysiga Itoobiya, Abiy Axmad ayaa wuxuu sheegay inuu kala diray Maamulkii Shucuubta Koonfureed (SNNRP) ee Itoobiya, wuxuuna sabab uga dhigay qalalaaso dagaal oo u dhaxeeyay qoomiyadaha kuwada nool Gobolka oo intii mudo ahba uu iska hor imaad balaadhan u dhexeeyay.

Abiy ayaa wuxuu sheegay in dhamaan ay is wada casilaan maamulka SNNRP dagaalkan ayaa wuxuu dhaliyay khasaaro aad u badan waxaa dhintay dad badan oo shacab ah waxaa kale oo la gubay guryo ay dad shacab ah lahaayeen.

Kooxda TPLF oo dagaalka dabada ka riixaysay ayaad moodaa inay ku hongawday nidaamkii ay ka lahayd oo ahaa inay xukunka ku dheeraysato, daagaladan kusalaysan isir beegsiga ee ay dabada kariixayso kooxda TPLF ayaa ka socda meelo badan waxaana kamida colaada u dhaxaysa labada Qawmiyadood ee kala ah Soomaalida iyo Oromada.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay