Baarlamaanka dalka Hungary ayaa meel mariyay sharciyo la doonayo in lagu xakameeyo dadka soo galootiga ah ee dalkaasi magangelyada u raadsanaya.

Sharcigan cusub ayaa lagu dhaliilay in uu halis gelinayo soo galootiga oo uu bartilmaameedkiisu yahay kooxaha u dhaqdhaqaaqa xuquuqda muhaajiriinta iyo kooxaha bulshada rayidka ah ee u gurmada dadla soo galootiga ah ee dalalkoodii amni darro iyo colaado uga soo qaxay.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay