Filimkan hoose ka daawo qudbad kamid ah socdaalki Hoggaanka Arrimaha Dibada ONLF Dr Cabdirahman mahdi (Maaday) oo shirar isdaba joog ah ku qabtay wadanka Australiya. Hadaba qudbadan oo kamid ah shirarki uu ku qabtay halkaas hoos ka daawo.

Gudomiyaha ayaa ka hadlaya Waxa dhaqaajinaya daggaalka qarniga ka socda Ogadeniya iyo sababta shacabkaas uu uga gaabin waayay halgankiisa.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay