Qarax aad u culus ayaa ka dhacay dalka Zimbabwe, meel uu ka qudbeynayay madaxweynaha dalkaasi Emmerson Mnangagwa, oo dad isku soo baxay u la hadlayay.

Markii qaraxa uu dhacayay ayuu madaxweynuhu ku guda jiray ololihiisa doorashada madaxtinnimo ee dalkaasi oo la filayo in bisha soo socoto ay dhacdo. Qaraxan ayaa waxaa ka dhashay khasaare aad u balaadhan.

Weerarkaasi oo dhaawacyo ay sababeen, ayaa waxa si diqri ah uga badnaaday madaxweynaha, kaas oo ku tilmaamay in uu ahaa mid fuleynimo oo lagu doonayay in lagaga hortago horumarka iyo wanaaga uu shacabka Zimbabwe u hanqal taagayo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay