Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya tacadiyo badan oo ka dhacay Ogaadeniya kuwaasi oo isugu jira dhac iyo xidhay baahsan oo lagu hayo dadka shacabka ah.

20/6 /18 degmada Fiiq ee xarunta gobolka Nogob waxaa lagu xidhay 15 qof waxaana helay magacooda Bashir cabdulaahi, ardo maxamed , faadumo xuseen.

20/6 /18 Daroor waxaa kagoostay 5 hawaarin ah waxayna u gubeen dhakaas iyo waqooyiga Soomaaliya iyagoo latagay dhamaan qalabkoodii waxaana la sheegay in ay ka iibsadeen dad shacab ah.

Hadaba waxay walwal iyo kala shaki ku abuurtay gosashadaasi dabaqoodhi joogay xuduuda Soomaaliya iyo Ogaadeniya taas oo lasheegayo in ay dheheen saraakiisha Gumaysigu waan kasooqadaynaa hawaarinta joogta xuduuda.

21 /6 /18 Ceelxaar oo degmada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay katirsan waxaa geel ay kuducaysanayeen kusoo uruuriyay qaar kamida Odayaasha deegaanka waxaana hor istaagay kooxda dabaqoodhiga ah ayagoo usheegay inaysan samaysna karin wax duco ah.

Waxaa kasii daraya marba marka kasii dambaysa xaalada guud ee gumaysiga Itoobiya iyo kooxda dabaqoodhiga ah ee dhaaraanka u ah.

Wararkan iyo wixii kasoo kordha dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa Inshaa Allah .

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay