Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan waraysi xiiso badan oo La yeeshay Naftiihure Mohamud Sooc oo wax laga waydiiyay xaalada guud ee gumaysiga Itoobiya.

Waxaa kale oo wax laga waydiiyay Saraakiisha woyaanaha ee dhawaan xilkii laga qaaday isadalka siyaasadeed ee geeska afrika ka dhacay.

Hoos ka daawo.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay