Waxaa wadanka Ingiriiska soo gaadhay wafti ka socday ururka dhalin yarada iyo ardayda soomaalida Ogaadeniya OYSU kuwaasi xaflad soo dhawayn ah ay u sameeyeen ururka dhalin yarada OYSU faraca London.

Waftigan ayaa waxaa horkacaayay gudoomiyaha ururka dhalin yarada iyo ardayda Soomaalida Ogaadeniya mudane Shaafi Sheekh abdi waxaana halkaas isku bartay xubnaha OYSU ee labada wadan.

Waxaa sidoo kale laga wada hadlay xaalada ururka dhalinyarada OYSU, marxalada halganka Ogaadeniya maanta ku jiro, xafladan ayaa kusoo beegan tay ayadoo maanta la xusaayo sanad guuradii 8 aad ee kasoo wareegtay aas aaskii ururka dhalin yarada iyo ardayda soomaalida Ogaadeniya OYSU hoos ka daawo sawirada.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay