Gudoomiyaha ururka dhalinyarada iyo ardayda Soomaalida Ogaadeniya OYSU Mudane Shaafi Sheekh Abdi ayaa wuxuu hambalyo u diray ururka dhalinyarada sanad guuradii 8 aad ee kasoo wareegtay aas aaskii ururka dhalin yarada OYSU.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale wuxuu ka hadlay shidaalka Ogaadeniya iyo khayraadka shacabka Soomaalida Ogaadeniya ee gumaysigu boobayo.

Wuxuuna ugu baaqay inay shacabka Ogaadeniya ka dhiidhiyaan kana kacaan arintan si ay sharafkooda iyo khayraadkooda u difaacdaan.

Hoos ka daawo.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay