Waxaa markii ugu horaysay ka hadlay ururka ONLF sargaalka ka tirsanaa Jabhada ONLF oo dawlada soomaaliya u gacan galisay gumaysiga Itoobiya isla markaana ay itoobiya sii daysay maalintii shalay ahayd ayadoo wali uu ku sugan yahay magaalada Adiss Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya asagoon loo ogolaan dhaq dhaqaaqiisa xoriyadeed.

Hoos ka dhagayso waraysiga.

ONA.

      1. 774880c7-909a-409c-873e-b6582122f367_48k
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay