Wareysiyo xiiso badan oo lagaso diyaariyay Shirweynihi JOKA hooskadaawo
Bahda warfaafinta ayaa wareysi Xiiso badan kasoo qaaday Xubnihi kasoo qeyb galay Shirka JOKA oo kawaramaya dhibaatada Ogadeniya. Sida Xasuuqa iyo Dilka iyo Kufsiga hoos ka daawo
Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=9944















waxaan aad ula murugaysan ahaya dadka reer ogadenya gaar ahan gabdhaha somalida ogadenya waxaanan run ahaanti aad uga dareemaya gabdhaha ogadenya ee gobtan fadhiya murugada ka muqata lkn waxaan ugu busharynayaa gabdhaheena somalida ogadenya inaan maanta ku dhow nahay xornimadena (ina nasrallahi qariib) lkn waa inan dhabar adaygana dhamanten