Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo kamid ahaa saraakiisha Jabhada ONLF oo dawlada soomaaliya u gacan galisay gumaysiga Itoobiya, ayaa dhawaan laga sii daayay xabsi ku yaala magaalada Adis Ababa wuxuu qabtay markii ugu horaysay shir jaraa id.

Halgame Abdikariik sheekh muuse ayaa wuxuu aad ugu mahad celiyay dhamaan ba shacabka Soomaaliyeed asagoo sheegay inay koox gaar ahi gaysatay jariimadii lagu dhiibay wuxuuna sheegay inuu aad ugu mahad celino shacabka soomaaliyeed.

Hoos ka daawo.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay