Waxaa jira dhibaatooyin soo gaadhay  dadka shacabka ah. Oo ay gaysteen ciidamada  arxandarada ku caanbaxay  ee  Gumeysiga ah. Dhibaatooyinkan oo isugu jira xadhig , jidhdil, kufsi iwm  ayaa qayb ka noqday nolosha dadka ogaadeenya . Ciidamada cadawgu waxay ku can baxeen Xasuuqyo joogto ah  oo ay ka gaystaan dalka ogaadeenya

Kuwii ugu danbeeya ee nasoo gaadhyana waxay kala yihiin

 

9/3/12 waxaa magaalada Garbo lagu  xidhay  

Xasan Ganay axmed sagal

18/3/12 waxaa lagu xidhay  gari go’an 

Faadumo cabdi raaxo

Sucuud shaafi cabdulaahi

Ridwaan ibraahin abshir

Saynaba maxamed yaxye

15/3/12 waxaa lagu xidhay Dhagaxmadaw

Mahad fu’aad aw faarax

Cabdi raxmaan wacdi xaaji

Axmed hadhiye

Canab muxumed xasan

Aamiin xasan xuseen

Ina shugri cabdulaahi

15/ 3/12 waxaa lagu xidhay fiiq

Nuur cabdi muxumed

Bashiir cali salad

Maxamuud xuseen cabdi

16/3/12 waxaa kufsi arxandara ah loogu gaystay Birqod  

Taajir axmed takhal

25/2/12 waxaa  Wardheer lagu xidhay

Cali rafle

Maxamed duule daahir

Maxamed muxumed dhiriq

Cabdi salaam tiiraw

Sheikh Saxane Barre

18/2/12 waxaa kufsi iyo jidhdil  loogu gaystay  Hog-dugaag  oo ka tirsan doolllo.

Shugri ismaaciil aw-maxamed

Xaliimo wacdi aw Xasan

Xaliimo maxamed  Budul

Xaliimo Xasan Qorane

ONA

 
 

2 Comments

  1. mohamed says:

    runtii waa wax laga xumaado ilaahay intii dhimatayna ha u naxariisto inta dhaawac ahna rabi hanoo caafiyo waxa kale oon leeyahay dadkayga halganka fahansan waad aragtaan waxa gumaysigu ku samaynayo dadkeena habeen iyo maalin gumaysigu makala jeclo ka shacabka ah iyo xoogaga onlf ee dagaalka kula jira wayaanaha waxan idin dhihi lahaa inta ay dhibayso dhibaatada dadkeena lagu hayo waa inaynaan dulmiga ogolaan isna garab taagnaa mujaahidiinta onlf maalkana huraa walaalayaa
    dabaaqoodhigana waxan dhihi lahaa waa uu dhawyahay wakhtigiinu waxan rajaynayaa in ilaahay gacmaha onlf idinku cadaabi doono idamka ilaaahay naaruna waa idiin dambaysaa
    gool iyo gobonimo
    viva onlf

  2. Muna Mohamed says:

    Waxaa wax laga xumaado ah in ay hadal uun idinkaga soo hadhay gabdhaa hortiina lagu kofsanayaa xataa kama xishoonaysaan in aad magaceeda qarisaan, war nimanyahow ama raga iska celiya ama calaacalka intaas le eg iska daaya , oo dumaka qoryaha udhiiba idinkuna guryaha kashaqeeya ama taksiilayaan iyo warshadaha hilibka u qalqala dhulka aad joogtaan

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay