Laanta afka soomaaliga ee VOA da ayaa waxay waraysi xiiso badan la yeelatay Afhayeenka jabhada ONLF Mudane cabdiqaadir Hassan Hirmooge waxaana wax laga waydiiyay su’aalo badan oo muran dhaliyay kuwaasi oo ay kamid ahaayeen.

Doorka dawlada soomaaliya ay ku lahayd sii daynta abdikariim sheekh muuse Qalbi dhagax iyo inay ONLF 1993 dii diiday in Dire dhaba laga dhigo caasimada dhulka soomaalida Ogaadeniya kaas oo uu horaantii todobaadkan prof: Ahmed Ismaaciil samatar ka ka sheegay in jabhada ONLF ay diiday in caasimad laga dhigo dire dhaba midaas oo aan sal iyo raad toona lahayn.

Hoos ka daawo waraysiga.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay