Waxaad kusoo dhawaataan daawadayaal gudoomiyaha hogaanka Warfaafinta Jabhada wadaniga Xoriyada Ogaadeniya (JWXO) Mudane Hassan Moalin oo waraysi siiyay idaacada Laanta Afka Xabashiga ee VOA da.

Gudoomiyaha ayaa waxaa laga waraystay arimo badan oo khuseeya qadiyada Ogaadeniya, Raysal wasaaraha Cusub ee Itoobiya iyo shidaalka Ogaadeniya ee gumaysiga Itoobiya bilaabay inuu boobo.

Waxaa kale wax laga waydiiyay mudane Hassan Macalin sii daynta Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo horay dawlada soomaaliya ugu gacan galisay gumaysiga Itoobiya si sharci saro ah.

Hoos ka dhagayso waraysiga.

 

ONA.

      1. f05e4344-d2c9-4c08-9824-0b9fdb41c497_48k
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay