Waxaa meel fagaare ah isugu soo baxay boqolaal kamida shacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nirobi ee caasimada wadanka Kenya dadkaas oo dhamaantood diyaar u ah soo dhawaynta Abdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo la filayo inuu dhawaan kasoo dago wadanka Kenya.

Abdikariim sheekh muuse ayaa waxay dawlada soomaaliya u gacan galisay gumaysiga Itoobiya waxaana dhawaan xabsiga kasii daayay raysal wasaaraha cusub ee Itoobiya.

Hoos ka daawo shacabka soo dhawayta u diyaara.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay