Warbixinta oo ka kooban 88 bog, cinwaanna looga dhigay, “Waxaanu Nahay Sida Meydka’: Jirdilka iyo Tacaddiyada Kale ee Xuquuqda Aadanaha ee Ka Dhaca Jeel Ogaadeen, maamulka Soomaalida ayaa sharraxaysa xadugudbyo arxan darro ah, jirdil, kufsi, iyo ceebeyn.

Ayadoo aanay maxaabiista inta badan helin daryeel caafimaad, la kulamidda ehelkooda iyo qareennadooda hadayba jiraan halka mararka qaarna loo diiddo cunnada.

Waxaa tacaddiyadaasi qeyb ka ah ilaalada xabsiga oo ay ka mid yihiin ciidanka sida milateriga u tababaran ee Liyu booliska.

Hoos ka daawo warbixinta haayada Human Riht Watch Qayb kamida.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay