Sida aan warar kaa nagii hore idiin kusoo gud binayba haayada xuquuqda aadanaha ee Human Right Watch ayaa waxay soo saar say war bixin dheer oo ay kaga hadlayso Jidh dilka, Kufsiga iyo dilka ka dhaca xabsiga wayn ee Jeel Ogaaden oo ku yaala magaalada Jig jiga.

Hadaba Bbc Afsomali ayaa waxay warbixin amuurtaasi ku aadan ka diyaarisay jidh dilka Jeel Ogaden.

Hoos ka dhagayso.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay