Waxaa hada ka bilaabay magaalada Nirobi ee dalka Kenya Xaflad balaadhan oo lagusoo dhawaynaayo Naftiihure Abdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo dhawaan gumaysiga Itoobiya kasoo daayay xabsi ku yaala magaalada Adiss Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya.

Cabdikariim Sheekh Muuse ayaa waxaa u gacan galiyay gumaysiga Itoobiya dawlada soomaaliya mudo haatan laga joogo 10 bilood waxayna fadeexad iyo ceeb wayn ku noqotay kooxda maamulka soomaaliya hada majaraha u haysa.

Waxaan dhawaan idiin soo gudbin doonaa warbixinta oo dhamaystiran haduu eebe yidhaahdo.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay