Wararka ka imanaya Gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya ayaa sheegay in maleeshiyada Al-Shabab ay hoobiyaal is xigxiga la beegsadeen saldhig ay ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Kenya ku leeyihiin Baardheere.

Dadka degaanka ayaa sheegay in khasaare uu soo gaadhay askarta Kenya hase yeeshee waxaa arrintaasi beeniyey mas’uuliyiinta gobolka. Al-Shabaab ayaa weeraro culus la beegsatay xarumaha iyo goobaha ay ku sugan yihiin askarta AMISOM.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay