Siyaasiga rugcadaada ah Cabdirahman Cabdi shakuur ahaa musharax kamid ahaa musharaxiintii Madaxtinimada soomaaliya ayaa waxaa qudbad ka jeediyay xafladii lagusoo dhaweeyay cabdikariim sheekh muuse Qalbi dhagax.

Cabdirahman Cabdishakuur ayaa waxaa lagu xasuusan doonaa kaalintii soomaalinimo ee uu ka ciyaaray kadib jariimadii loo gaystay abdikariim sheekh muuse qalbi dhagax.

Hoos ka daawo.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay