Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan barnaamij taxane noqon doona oo saxafiga caanka ah ee soomaaliyeed Cabdimaaalik Sheekh Muuse Coldoon uu ka diyaariyay maxaabiis mudo badan kusoo xidhnaa xabsiyada gumaysiga Itoobiya kuwaas oo ciqaab iyo dhibaatooyin badan gumaysiga Itoobiya soo mariyay.

Hoos ka daawo hor dhaca barnaamijkan oo taxane noqon doona.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.