Mas’uuliyiinta gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya inay weli la daalaa dhacayaan xaaladda amniga ee Gobolka kajirta iyadoo weli ay kooxda Al-Shabab awood u leeyihiin weerarro ay ka gaystaan gobolka Soomaaliyeed ee dalka Kenya.

Weeraradan ayaa imanaya xilli ay dawladdu kordhisay ciidamada amniga ee kasoo jeeda Gobolka kuwaasi oo ciyaaraya door hoggaamineed. Kooxda Al-shabaab ayaa culays daran ku haysa shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan guud ahaan Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay