Sida ay ku warameen qaar horay uga tirsanaa Generalada Gumaysiga Itoobiya ayaa waxay sheegeen in cadaadis fara badan lagu hayay Saraakiisha ciidanka ee aan tigrayga ahayn ee ku dhex jiray ciidamada Gumaysiga Itoobiya.

Sida xogtan lagu sheegay waxaa caga juglayn ku hayay generalada qoomiyada aan u dhalanin ee kamida ah ciidamada kooxda TPLF ee hada wakhtigeedii dhamaaday. Generalada Gumaysiga Itoobiya ayaa waxaa qiimayn iyo dub u habayn ku sameeyay Abiye Ahmed waxaana meesha laga saaray qaar badan oo kamid ahaa kooxdii TPLF.

Si kastaba ha ahaatee generalada ayaa hada sheegay inay dareemayaan woxogaa nafisa ah ayagoo sheegay in hada ka hor ayna u fikiri jirin sida ay rabaan ama aysan aragtidooda cabiri karin.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay