Waxaa waraysi dhinacyo badan taaban haya la la yeeshay Naftiihure Muxumed Ani oo kamid ahaa saraakiisha jabhada ONLF ee laga dhiibay Soomaaliya dhawaana la sheegay in laga sii daayay xabsiga Jeel Ogaden bal sida la sheegay xabsiga uun loo badalay ayagoo la geeyay xarunta adoon siga ee Bayaxoow.

Muxumed Anni ayaa wuxuu ka hadlay wax badan wuxuuna aad ugu sheekeeyay dhibaatooyinka ciqaabta iyo xasuuqa loo gaystay dadka ku xidhan Jeel Ogaden. Waraysiga hoos ka dhagayso waxaana qaaday Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay