Waan idin Salaamay salaankadib walaalayaal waxaan oganahay oo aynu khibrad u leenahay gumaysiga madow iyo dhibaatooyinka uu leeyahay khibradaas oo ka badan 100 boqol sano inagoo marka khibradaas dheer leh maxaynu u fahmi la nahay shirqoolada gumaysiga ama aynu uga hortagi la nahay.???
tabaha gumaysiga waxaa ka mid ah kala qaybin dadka walaalaha ah ee reer ogaadeeniya sida buun buunin aan xaqiiqa ahayn taas oo la buun buuniyo shaqsiyaad ama qabyaalad qaawan. ama kooxo aan waxba ahayn oo la yidhaa waa khatar oo waa halgama yaal halkii la odhan lahaa waa dambiilayaal.