|
waad kumahadsan tihiin!
|
| haro_digeed |
Posted on 13-12-2008 03:54
|
Junior Member

Posts: 10
Joined: 11.12.08
|
salaan diiran oo kashka iyo laabta ka soo goday iga gudooma bah waynta Ogaden News Agency (ONA). waxaan idinleeyahay howsha kobtaas kasiiwada,
waxaan idiinka hanbalyaynayaa gudashada waajibaadkan saaran qofkasta oo udhashay Ogadenia, ee ah inaynu qadiyadeena ugu adeegno xirfadkasta oo aan awoodno, saxaafaduna waa qayb kamida qaybaha ugu muhiimsan ee maanta wax lagu burburiyo ama lagu dhiso, hadii lagaa hadal badiyo la gaa orad badi, markaa yayna dadkeenu mudan meelakale inay u doontaan akhbaaraadka.
waad mahadsan tihiin |
| |
|
|
| newsadmin |
Posted on 13-12-2008 18:42
|
Super Admin

Posts: 2
Joined: 02.12.08
|
Waad ku mahadsan tahay soo dhawoow |
| |
|
|
| haro_digeed |
Posted on 15-12-2008 05:25
|
Junior Member

Posts: 10
Joined: 11.12.08
|
laakiin maxay kudhacday forumku uma muuqdo dadka aan memberka ka ahaynee mise idinkaa ugu talo galay? |
| |
|