| Ogaadeeniya Wayxoroobi (Saado Ali Warsame) |
 |
| Filimkii oohinta qarsoon(Silent Cry) Copenhagen-Denmark |
 |
| Filmkii Silent Cry oo lagu soo bandhigay Washington DC |
 |
| TV Aljazeera English Waxa Kasocda Ogaadeenya Ma Daafurtii Labaad baa |
 |
| Isaias Afwerki's advice |
 |
| Gabdhaha JWXO |
 |
| Wareysi Abaanduulaha CJWXO Naftiihure Abdikarim |

 |
| Kaftan Ma'aha kulankan waaberi |


 |
| Wareysi Melez Zenawi p2 |
 |
| G20 Summit Rally |
 |
| Mudaaharad UK G20 |
 |
|
| News |
|
|
| Xalka Ogadenya waa in shacabkaa laga qaado afti xor ah |

Waxaa soo gaaray Wakaaladda ONA warqad loo kala diray haya’da badan oo caalamka ah uu soo saaray isbahaysi la magac baxay -Resolve Ogaden Coalition- (Isbahaysiga Xalka Ogadenya). Warqaddan oy cinwaan uga dhigeen (Call To Action In The Ogaden To Resolve Tragic Conflict Is Now Urgent!) – Baaq wax-qabasho sidii xal waara loogu heli lahaa dagaalada dhiilada reebay ee ka socda Ogadenya - |
maamule on September 03 2010 10:19:33
Read More/Sii Akhri ·
0 Comments/Fikrado ·
125 Reads/Akhriyey ·
|

| UWSLF: Nina Guusha Kuma hanto Hilib Walaalkiise .. |

Maqaaladii ku socday kooxdii isu dhiibtay cadawga ee qoraa Yaasiin garaad uu ku soo bandhigay shabakadda SomaliTalk ayuu ku gunaanaday isagoo yidhi (Faraskayguna halkaas buu fariisan markan.). Maqaalkan oo sidaan uga baranay qoraaga xiisa leh taariikhina ah ayaan qodobada ugu muhiimsan ka soo qaadanaynaa oo xasuusin ah. Waxaanan u sheegaynaa qoraaga in kooxdan ay dagaalka dhab ahaantiisa ka bexeen 1997dii. Intii ka dambaysay mashruucan uu ahaa mid lagu shaqaysto oo carabaha looga gurto dhaqaale, dad fara ku tiris ahna ay ku badhaadheen dhiigii dhalinyarada ay dagaalada galiyeen iyagoo ogsoon siday sheegeen inuusan meelna gaareyn.--- |
maamule on September 02 2010 05:43:38
Read More/Sii Akhri ·
0 Comments/Fikrado ·
112 Reads/Akhriyey ·
|

| Wadaad Sumoobay (Casoowe) oo diintiisii sariftay. |
(Wajiyo badanuhu Alle agtiisa waji`kumalaha)

Waxaan rabnaa in aan akhristayaasha sharafta leh usoo bandhigno qormo kooban oon ku ifinayno nin waagii hore wadaadnimo dadka kaga qadhaaban jiray laakiin, xaqiiqadiisii iyo wuxuu ahaan jiray iyo waxa uu eega lugaha kulajiro ay kayaabisay umada soomaaliyeed ee kunool wadanka Denmark.Ninkaas aan kahadlayno waa Ninka lagu magacaabo Maxamed Abdi nuur oo ku magac-dheer (Casoowe). |
newsadmin on September 02 2010 02:31:31
Read More/Sii Akhri ·
0 Comments/Fikrado ·
461 Reads/Akhriyey ·
|

| Ibrahim dheere iyo xertiisii waxaa la hoos fadhiisiyay sanamkii Zenawi caabudi jirey! |

Waxaa jira brotokool ay dawladaha adeegsadaan markay doonayaan in sawir laga qaado marti u timid ama goob saxiix uu ka dhacayo. Waxaana ugu muhiimsan brotokoolkaa inuu ka muuqdo goobtaasi waxyaabaha muujinaya diinta, dhaqanka ama horumarka dawladaasi ay ku faanayso. Qoraa ka mid ah aqoonyahanka sida fiican ula socda dhaqanka Itobiya ayaa sawirkan gadaasha sida ula kaca ah loo dhigay ka bixiyay aragtidiisa. Iyo wuxuu ka ogsoonyahay sooyaalka Ibraahim dheere. |
maamule on September 01 2010 16:28:16
Read More/Sii Akhri ·
0 Comments/Fikrado ·
136 Reads/Akhriyey ·
|


| Sh. Shakuulow guushii way noo muuqataa anaga |

Qudhanada waxaan ugu baaqaynaa Sh. Shakuul iyo kuwii goobtaa fadhiyay inay caqli iyo qalbi u qalma maqaamka ay xambaarsan yihiin dib ugu eegaan halganka ka socda Ogadenya iyo guulaha uu gaaray. Waxaana daliil cad u ah inuusan Meles Zinawi hor fadhiisteen Ibraahim dheere, caalamkana uusan ka raad-raadiyeen .. |
maamule on August 31 2010 15:15:37
Read More/Sii Akhri ·
0 Comments/Fikrado ·
415 Reads/Akhriyey ·
|
| Hunguri wax ka weyn la galiyaa .. |

Sirdoonka Itobiya iyo kuwa reer galbeedka ah ee ka warqaata iyaga arimahaasi aad ayay ula socdeen waxaana la hayaa in qaar ka mid ah wadaadadii dhacay maalkii Itixaadka ay tageen ama loo sii qaaday Adisababa 1998kii ka dib qaraxii safaaradaha Mareykanka, halkaasoo la soo hordhigay inay kala doortaan wadashaqayn iyo iskaashi ay la yeeshaan sirdoonka iyo in ... |
maamule on August 31 2010 04:41:54
Read More/Sii Akhri ·
0 Comments/Fikrado ·
446 Reads/Akhriyey ·
|
| Illaahoow xero Wadaad ha iga galin |

Sidaa darteed qofka soo daliishanaya; (Sheekh Maxamed Cabdi Umal waa sheekh caalim ah oo cilmigiisa iyo khayrkiisuba ay dadku ka makhraati kaceen, wuxuuna kamid yahay culimada ugu waaweyn Geeska Afrika ee cilmiga sharciga laga qaato…) waxaan leenahay samcan wa daacan laakiin waa inuu sheekha iyo kuwa doonaya inay ku qiil baxsadaan ogaadaan inuu ... |
maamule on August 30 2010 03:36:05
Read More/Sii Akhri ·
0 Comments/Fikrado ·
529 Reads/Akhriyey ·
|
|
 |
| Dhaarta naftood-hurayaasha CWXO |

Taariikh laguma hayo Ummad inta gumaysi gacanti gashey oo halgantay oo Dabar go’day laakiin waa lahayaa Ummad inta Gumaysi gacanti gashey kadibna isdhiibtay Dabar go’ ka dhaxashey. Yaasiin Garaad
Bahda Warfaafinta JWXO waxay u gudbinaysaa hadiyadan ah Dhaartan ay isu-maraan naftood hurayaasha JWXO markay hawlgal u baxayaan Yaasiin Garaad iyo dhamaan inta jecel Xoriyadda somalida Ogadenya .. Daawsho wacan.
|
newsadmin on August 29 2010 05:53:19
Read More/Sii Akhri ·
0 Comments/Fikrado ·
351 Reads/Akhriyey ·
|







| Qayba ka mid ah taariikhda halganka Xoreynta Ogadenya |
Taariikh halganeedka shacabka S.Ogadenya lagagama bogan karo safxadadaha la diiwaan galiyay. Waa taariikh la factirsata boobkii Afrika markay gumaystayaashii reer Yurub ku soo duuleen. Boqorkii Itobiya Minilk oo boobkaa qayb ka ahaa ayaa ku soo duulay oo qabsaday Harar. Laga bilaabo waqtigaa diidmada gumaysiga Itobiya iyo halganka shacabka S.Ogadenya wuxuu ahaa joogto sida ay sheegtay gabadheena Nagi Cabdulaahi Sangub. Guusha waa inaga .
Daawo filimadan xusuusta mudan.
|
maamule on August 25 2010 04:10:23
Read More/Sii Akhri ·
0 Comments/Fikrado ·
513 Reads/Akhriyey ·
|
|
|
| Xulashada Heesaha Fanaaniinta Soomaalida ( Dooro Fanaanka aad Rabto kadibna iskii ayuu isubadali) |
|
|
|
| Login |
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
| Gesigeygaa la dhiibayaa |
 |
| Gabay ku socda Farrole one Star! |
 |
| http://www.silentcry.co.uk |
 |
| Cajalad cusub ee Kooxda gantaal |
 |
|