September 10 2010 12:36:52
Bogga Hore
Home
Gabayo
Heesaha Somalida
News in English
News in Arabic
Blogs and Bloggers
Articles| Maqaalo
Forum | Gole
Rayiga Dadka (talo bixin)
Web links
Nala soo Xiriir
Photo | Sawiro
Search | Raadi
Wararkii Hore
News Categories
Contact Us

Wararka Ogaadeniya
waraka Soomaliya

Xoriyo TV live
ogadennet TV
Al Jazeera English TV live

B B C - S O M A L I
BBC SOMALI 4:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00

Radio xoriyo
Radio Ogaal Live
Radio Ogaal
Westside 88.6 FM

VOA Som 6:30 AM
VOA Som 4:00 PM
VOA Som 7:00 PM
VOA Som 8:00 PM

Wareysi G/X2 Cadaani Hirmooge(Radio Ogaal
Wareysi Abdirahman Mahdi (BBC Somali)
Wareysi GX1 Mohamed Ismacil (Radio Ogaal)
Wareysi Gudomiyaha JWXO Adm. M. Omar

Maqal iyo Muuqal

waberi
dhalinta Ogaden
gabdhaha JWXO
hangyourchild
Ogaadeeniya Wayxoroobi (Saado Ali Warsame)
Filimkii oohinta qarsoon(Silent Cry) Copenhagen-Denmark
Filmkii Silent Cry oo lagu soo bandhigay Washington DC
TV Aljazeera English Waxa Kasocda Ogaadeenya Ma Daafurtii Labaad baa
Isaias Afwerki's advice
Mashruuca Dhanaan
Mashruuca Dhanaan qaybta P1 iyo P2
Askari Itoobiyan
>>Itobiyan soo baxsaday
Gabdhaha JWXO
Wareysi Abaanduulaha CJWXO Naftiihure Abdikarim

Kaftan Ma'aha kulankan waaberi


Random media
Latest Articles
Kaba tolaw ma halkaa...
Beenta hal lug ayay ...
Ma taqaanaa Gobolka ...
Warbixin ku saabsan ...
Maalgashiga Jigajiga...
>> Halkan ka daawo Universal TV
>> Halkan ka daawo Aljazeera TV oo live ah
Wareysi Melez Zenawi p2
G20 Summit Rally
Mudaaharad UK G20
Dabadhilifyadii oo luqunta lagalay xarigii lagu daldali lahaa
ogadenews
Aj-gudhay oo diin huwanayd iyo jihad ayaan gaalada Itobiya kula jirnaa, ayayna dadweyneha qaarkood ogsoonayn hadda ka hor inay ahaayeen intooda badan qaar ugu qafaalnaa siyaaba kala duwan gumaysiga Itobiya oo fulinayay siyaasad ay Itobiya wadato.

Waxaa jiray qaar ay Itobiya qabteen markii la jabiyay ururkii Itixaadka oo muddo ka dib uu soo daayay cadawga iyagoo la soo jaheeyay. Waxaa jiray qaar lacaga farabadan oo ururkii Itixaadka uu lahaa qaatay ka dibna u galay Itobiya si aan looga daba imaanin. Waxaa jiray qaar la qabtay markii ay ciidamada Itobiya galeen Somaliya oo la meeleeyay. Waxaa jira qaar ay sirdoonka caalamka gacanta ku dhigeen ka dibna Itobiya loo wareejiyay. Afraadaa oo idil waxay si qarsoodi ah ugu shaqaynayeen gumaysiga iyagoo diin iyo magac jihaad adeegsanaya.

Dadweyne fara badan oo jecel halganka shacabkeena ayaa aad u soo dhaweeyay is-dhiibidda kooxdan oo ku tilmaamay inay tahay guul u soo hoyatay JWXO, sababtoo ah bay yidhaahdeen; wajigoodii dhabta ahaa ayay muujiyeen hadda. Nifaaqii iyo beentii ay dadka kula dhex jireen ayaa soo afjarantay, hadda wixii ka dambeeyana ma jirto wax aan ahayn Itobiya waan la heshiinay oy ku gabaadaan.

Waxaa iyaguna hadda sii socda sida ay warar xogogaal ah sheegayaan kooxdii ka falaagowday ururka ee loo xilsaaray waagaa inay kala jabiyaan ururka iyagoo adeegsanaya laaluush ay Afrika la dhex tageen iyo qabyaalad uu shacabkeenu ka gudbay oy kula dhex jireen jaaliyadaha dibadda. Waxaa la soo sheegayaa inay aad isugu dhabar jabiyeen inay dad ay ku shir tagaan ka sii kaxeeyaan jaaliyadaha dhexdooda iyo Geeska Afrika, hasa ahaatee warar sugan ayaa sheegaya inay arintaasi guuldaro ka raacday ka dib markii ay diideen dadkay isku halaynayeen in magacooda iyo muuqaalkooda ay isticmaalaan.

Gumaysiga oon ka korin dacaayada raqiiska ah ee ah garab JWXO ah ayaa jirta oo u soo gashay gumaysiga taasoo u socon weyday xataa 90aadkii qarnigii tagay ayuu mar labaad doonayaa inuu tijaabiyo. Waxaana la soo sheegayaa in kooxdii uu sidaa ku hawlgaliyay oo kala dhaqaaqay uu doonayo hadda inuu soo jafjafo oo geed hoostii la’isugu keeno si loo sawiro.

Arimahaasoo idil waxay muujinayaan sida ay qoreen dadka sida fiican ula socda xaaladda Itobiya inuu ku guuldareystay nidaamka KT Zinawi inuu la soo afmeero (Containment) halganka ONLF hormuudka ka tahay ee ka socda Ogadenya.

ONA.


Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Xulashada Heesaha Fanaaniinta Soomaalida ( Dooro Fanaanka aad Rabto kadibna iskii ayuu isubadali)
Mp3 Player

>> SABTI
>> AXAD
>> ISNIIN
>> ARBACO
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Gesigeygaa la dhiibayaa
Gabay ku socda Farrole one Star!
>>XORIYO TV live
http://www.silentcry.co.uk
Barnamikii Aragtida Halgamaaga
>>Halkan Ka dhageyso (waa barnamij xiiso leh
Cajalad cusub ee Kooxda gantaal
>>Halkan kadaawo horudhaca riwaayada
Random Photo
Random media
Forum Threads
Newest Threads
ACWW
ACWW
safaarada itoobiya i...
Hadda Howl dhamaatay
baahi loo qabo saxaa...
Hottest Threads
ACWW [2]
Kooxda SomaaliGal... [2]
waad kumahadsan t... [2]
Hadda Howl dhamaatay [1]
Maamulkii Dawladd... [1]
RSS Feeds at the site
RSS - Pictures
RSS - Forum
RSS - News