September 07 2010 15:55:47
Bogga Hore
Home
Gabayo
Heesaha Somalida
News in English
News in Arabic
Blogs and Bloggers
Articles| Maqaalo
Forum | Gole
Rayiga Dadka (talo bixin)
Web links
Nala soo Xiriir
Photo | Sawiro
Search | Raadi
Wararkii Hore
News Categories
Contact Us

Wararka Ogaadeniya
waraka Soomaliya

Xoriyo TV live
ogadennet TV
Al Jazeera English TV live

B B C - S O M A L I
BBC SOMALI 4:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00

Radio xoriyo
Radio Ogaal Live
Radio Ogaal
Westside 88.6 FM

VOA Som 6:30 AM
VOA Som 4:00 PM
VOA Som 7:00 PM
VOA Som 8:00 PM

Wareysi G/X2 Cadaani Hirmooge(Radio Ogaal
Wareysi Abdirahman Mahdi (BBC Somali)
Wareysi GX1 Mohamed Ismacil (Radio Ogaal)
Wareysi Gudomiyaha JWXO Adm. M. Omar

Maqal iyo Muuqal

waberi
dhalinta Ogaden
gabdhaha JWXO
hangyourchild
Ogaadeeniya Wayxoroobi (Saado Ali Warsame)
Filimkii oohinta qarsoon(Silent Cry) Copenhagen-Denmark
Filmkii Silent Cry oo lagu soo bandhigay Washington DC
TV Aljazeera English Waxa Kasocda Ogaadeenya Ma Daafurtii Labaad baa
Isaias Afwerki's advice
Mashruuca Dhanaan
Mashruuca Dhanaan qaybta P1 iyo P2
Askari Itoobiyan
>>Itobiyan soo baxsaday
Gabdhaha JWXO
Wareysi Abaanduulaha CJWXO Naftiihure Abdikarim

Kaftan Ma'aha kulankan waaberi


Random media
Latest Articles
Kaba tolaw ma halkaa...
Beenta hal lug ayay ...
Ma taqaanaa Gobolka ...
Warbixin ku saabsan ...
Maalgashiga Jigajiga...
>> Halkan ka daawo Universal TV
>> Halkan ka daawo Aljazeera TV oo live ah
Wareysi Melez Zenawi p2
G20 Summit Rally
Mudaaharad UK G20
Ardayda Sudan - KAAH waa meesha laga fangareeyo jawaasiista
onanewsWaxaan ogayn in shirkaddan ay si joogta ah u siiso saraakiil Wayaanaha laaluush. Waxaa kaloon ogayn inay meela ka mid ah gobolada Somaliya uga ololaysay falal Wayaanaha ay la ogyihiin oo ka soo horjeeda halganka si ay ugu muujiso inay u tahay daacad (Walaa). Waxaa hadda soo baxay in loo soo xilsaaray inay maaliyad galiyaan iska horkenka jaaliyadaha Ogadenya.
Talaabadii ugu horeysay ee hawlahan cusub waxay ka fulisay ardayda jaamacadaha dalka Sudan.

Sida uu nugu soo gaarsiiyay wariyaha wakaaladda; waxaa jiray malmahanba barnaamij ay soo abaabushay xawalada KAAH qaybta Sudan. Barnaamijka oo ah in loo qabto ardayda iyo dadweynaha shir ay ajendihiisu yahay - Jabhada ka dagalama wadan Ogadenya iyo heshiiskii UWSLF .. maxaa horyaala oo dhibaatooyin ah. Faa’iidada hortaala ama fursadaha aan helayno maxaa uu yahay - .

Shirka qabashadiisa oy gadaal ka riixayeen kooxdii xarootay ayaa waxaa dhaqaale badan ku bixisay xawalada KAAH. Shirka oo ujeedadiisu ahayd in ardayda lagu kala sooco oo lagu calool baadho (jaajuusnimo) ayay ardaydii jaamacadaha ka gadoodeen waxayna xooga saareen inay meelo badan ayaan ka soo xidhaan, taasoo ay ku guulaystay iyagoo fashilyay inuusan dhicin shirar noocan ah iyagoo u sheegay maamulka jaamacadda inaysan ahayn ururo siyaasiyiin ah oo arimahan aan ka hadli karan.
Waxay kaloo u sheegeen maamulkii jaamacadda in arintan loogu talagalay inay kala fogayso ardayda walaalaha ah ee Ogadenya ee Sudan wax kabarata oy tahay isku dir cad. Markii ay ku guuldareysteen in shirka lagu dhigo magaca Ogadenya ayay rag Somalida kale ah lacag siiyeen ka dibna waxay ka heleen sharciyanta shirka.

Arintaa waxaa ka shaqeynayay oo kharash xooh leh ku bixiyay ayay yidhaahdeen ardayda xawaaladda KAAH, gaar ahaan masuuliyiinta u joogta halkaa oo kala ah;Axmed Cabdulahi.iyo Cabdi fataax .

Maxaa ka dambeeyey?

Ardayda oo u waramaysa wakaaladda ONA ayaa ku bilaabay sidan;
“Alxamdu lilaah waxaa xalay jimcadii ka dhacay Sudan barnamij aad u fiican sababtoo ah waxaan ogaanay jaajuusin horleh ka dib kolkaan galnay dagaal gacan qaad ah .. dagalkana waa kii aan kitaabka Quran ka ah u marnay.”

Waxay sheegeen ardaydaasi in sidii ay ka digayeen ay u dhacday isna hortaageen shirqoolkii ay xawaaladda KAAH iyo kuwii is-dhiibay soo abaauleen, goobtii ay ku qabteen waxay ugu yeedheen inuu yahay shir uu ka dhaacay dagaal gacmaha la’isula dagay oy arday badan ku dhaawacmeen, qadiyadiina ay hortaalo maamulka jaamacadda.

Waxay yidhaadeen ardayda iyagoo ku hadlaya afkooda;
“ .. Waxaan ogaanay xawalada KAAH in ay tahay meesha laga fan gareeyo jaajuusinta.”

Waxay ku soo gabagabeeyeen dhambaalka ay noo soo direen;
“ .. mawaxaan dhagysan kara nin kii hantida uu magaca iyo halganka umada S.Ogadenia uu ku soo urursaday cunay ee danbiilaha ah iyo Ibraahin dheere oo jaajuus ah wamaya.”

Waxaan u rajaynaynaa caafimaad ardayadii ku dhaawacantay shirqoolkaa, waxaanan leenahay waajibkii idin saarnaa ayaad gudateene guulaysta.
Waxaa kaloon ogaysiinaynaa dadweynaha jecel halganka iyo xoriyadda shacabka Ogadenya inay inay kula xisaabtamaan xawaaladda KAAH dhaq-dhaqaaqa iyo shirqoolada lagu maalgalinayo hantideeda ay ku raaligalinayaan gumaysiga.

ONA/Sudan.


Xulashada Heesaha Fanaaniinta Soomaalida ( Dooro Fanaanka aad Rabto kadibna iskii ayuu isubadali)
Mp3 Player

>> SABTI
>> AXAD
>> ISNIIN
>> ARBACO
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Gesigeygaa la dhiibayaa
Gabay ku socda Farrole one Star!
>>XORIYO TV live
http://www.silentcry.co.uk
Barnamikii Aragtida Halgamaaga
>>Halkan Ka dhageyso (waa barnamij xiiso leh
Cajalad cusub ee Kooxda gantaal
>>Halkan kadaawo horudhaca riwaayada
Random Photo
Random media
Forum Threads
Newest Threads
ACWW
ACWW
safaarada itoobiya i...
Hadda Howl dhamaatay
baahi loo qabo saxaa...
Hottest Threads
ACWW [2]
Kooxda SomaaliGal... [2]
waad kumahadsan t... [2]
Hadda Howl dhamaatay [1]
Maamulkii Dawladd... [1]
RSS Feeds at the site
RSS - Pictures
RSS - Forum
RSS - News