September 07 2010 17:04:26
Bogga Hore
Home
Gabayo
Heesaha Somalida
News in English
News in Arabic
Blogs and Bloggers
Articles| Maqaalo
Forum | Gole
Rayiga Dadka (talo bixin)
Web links
Nala soo Xiriir
Photo | Sawiro
Search | Raadi
Wararkii Hore
News Categories
Contact Us

Wararka Ogaadeniya
waraka Soomaliya

Xoriyo TV live
ogadennet TV
Al Jazeera English TV live

B B C - S O M A L I
BBC SOMALI 4:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00

Radio xoriyo
Radio Ogaal Live
Radio Ogaal
Westside 88.6 FM

VOA Som 6:30 AM
VOA Som 4:00 PM
VOA Som 7:00 PM
VOA Som 8:00 PM

Wareysi G/X2 Cadaani Hirmooge(Radio Ogaal
Wareysi Abdirahman Mahdi (BBC Somali)
Wareysi GX1 Mohamed Ismacil (Radio Ogaal)
Wareysi Gudomiyaha JWXO Adm. M. Omar

Maqal iyo Muuqal

waberi
dhalinta Ogaden
gabdhaha JWXO
hangyourchild
Ogaadeeniya Wayxoroobi (Saado Ali Warsame)
Filimkii oohinta qarsoon(Silent Cry) Copenhagen-Denmark
Filmkii Silent Cry oo lagu soo bandhigay Washington DC
TV Aljazeera English Waxa Kasocda Ogaadeenya Ma Daafurtii Labaad baa
Isaias Afwerki's advice
Mashruuca Dhanaan
Mashruuca Dhanaan qaybta P1 iyo P2
Askari Itoobiyan
>>Itobiyan soo baxsaday
Gabdhaha JWXO
Wareysi Abaanduulaha CJWXO Naftiihure Abdikarim

Kaftan Ma'aha kulankan waaberi


Random media
Latest Articles
Kaba tolaw ma halkaa...
Beenta hal lug ayay ...
Ma taqaanaa Gobolka ...
Warbixin ku saabsan ...
Maalgashiga Jigajiga...
>> Halkan ka daawo Universal TV
>> Halkan ka daawo Aljazeera TV oo live ah
Wareysi Melez Zenawi p2
G20 Summit Rally
Mudaaharad UK G20
Itobiya oo taageero ka doonatay maxaabiistii u xidhnayd
onanews
Dacaayadda raqiiska ah ee Itobiya iyo kuwa isu dhiibay ay adeegsanayaan waa mid liidata oo aan haba yaraatee waxba ka badali karin geedi socodka halganka shacabka Ogadenya. Itoobiya iyadoo adeegsanaysa waxay ugu yeedhay ciidanka ugu xoog badan Afrkada ka hooseeya saxarah (sub-Sahara) ayay dagaal aanay waxba isula hadhin ku qaaday shacabka Ogadenya. Halku-dhiga dagaalkaasi wuxuu ahaa laaya inta soo hadhana xabsiyada keena. Waxaa la wada ogsoonyahay guuldarada ka raacday iyo in ciidankeedii ay ugu magac dartay federaalka ay diidaan inay ka baxaan xeryahooda.

Maanta waxay mareysaa Itobiya in maxaabiistii ay kula gorgortanto waan idin sii daynaynaa hadaad ogolaataan inaad dagaal la gashaan JWXO. Shuruuda noocaa ah ee maxaabiis badankood markii horee xabsiyada la dhigayay aan wax dambi ah galabsan iyo madaxdii jabhadda ee maamulada hoos taga Itobiya ay u qafaaleen cadawgoodii waxay muujinaysaa un liidanaanta maamulka Wayaanaha een haba yaraatee lahayn akhlaaq dawladeed.

Wareysigii ay BBC-da la yeelatay Sooyaan oo markii ugu horeysay aan odhan karo si xirfadaysan ayay idaacadda u weydiinaysay su’aalaha, inkastoo ay muuqatay in laga maamulay isku xidhka idaacadda iyo Soyaan xafiiska Cabdi ilay, hadana waxay dadkii dhagaystay u muujisay inuu yahay shaqsi la bahdalay oo loo gaystay ciqaab ka muuqata nafsiyan (psychologically) iyo jidhkiisaba.
Inuu qofka naftiisa ku furto wuxuusan aaminsanayn waxay ka mid tahay arimaha uu Rasuulkeena CS u baneeyay qofkii cadaw xarbi ah oo aan u naxariisanaynin u gacan gala. Waxaan wada ogsoonahay xadiithkii labada saxaabi ee cadawga ay qafaasheen ee midna diiday inuu diinta ka noqdo oo Rasuulka caayo, midna uu wixii ay doonayeen u yidhi suu naftiisa u badbaadiyo.

Cabdinoor Sooyaan oo ka mid ahaa xubnihii aadka ula dagaalamay kuwa maanta laga sheegsiiyay inay yihiin madaxdiisa (Salaaxudiin iyo kooxdiisii), waxay daliil u tahay in loo gaystay dhibaato weyn oo khalkhalisay. Sidaan ku aqiinay Sooyaan, wuxuu ahaa shaqsi leh caadifad xoogan oo ilmeeya marka uu ceeshoodo. Dadka noocaa ahna waxay qireen culimada nafsaaniga (psychiatrist) inuu u jilicsan yahay badalaada maskaxdiisa (brain washing) oo lagu shubi karo wixii la doono. Ka sheegsiintiisa inay sax ahaayeen maamlkii PL ee u soo qafaalay cadawgii uu la dagaalamayay oo dartood uu xabsiga iyo bahdilka ku mutay, waxay sii muujinaysaa un in siyaabo ka baxsan aadminimada loola dhaqmay. Waxaanan haynaa shuhuud badan oo ka warbixisay in siyaabo laga xishoodo in la qoro uu xisbigan kula dhaqmo maxaabiista.

Xisbigan talada Itobiya gacanta ku haya ee Wayaanaha waxaa la ogsoonyahay inuusan xeerinin wax aadminima ah. Qofkii doonaya inuu wax ka ogaado habka ay ula dhaqmaan Wayaanaha maxaabiista iyo dadka madaniga ah ay ku tuhmaan inuu la shaqeeyo ururada ka soo horjeeda, ha akhristo taariikhdii xukunkii Anwar Khooja ee Albaaniya. Waxaa lagu tilmaamaa inuu ahaa xukun si naxariis darra ah u laaya qofkii laga shakiyo inuusan u hogaansanayn Anwar Khooja. Xisbigii shuuciga Albaaniya wuxuu aaminsanaa iskudhaf ah qabyaalad iyo gaangisternimadii Staaliniyada ( It comprises a unique example of uneven and combined development – of tribal blood feud and Stalinist gangsterism.)
Xisbiga Wayaanahana caqiidada uu aaminsanyahay waa midaa. Waa xukun ku dhisan gaangistarnimo aan xeer lahayn iyo qabiilka Tigree inuusan xukunka waligii ka dagin.

Waxaan soo galin doonaa waxyaaba badan oo ka markhaati kacaya arimahan waqtiga ugu haboon.

ONA.


Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Xulashada Heesaha Fanaaniinta Soomaalida ( Dooro Fanaanka aad Rabto kadibna iskii ayuu isubadali)
Mp3 Player

>> SABTI
>> AXAD
>> ISNIIN
>> ARBACO
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Gesigeygaa la dhiibayaa
Gabay ku socda Farrole one Star!
>>XORIYO TV live
http://www.silentcry.co.uk
Barnamikii Aragtida Halgamaaga
>>Halkan Ka dhageyso (waa barnamij xiiso leh
Cajalad cusub ee Kooxda gantaal
>>Halkan kadaawo horudhaca riwaayada
Random Photo
Random media
Forum Threads
Newest Threads
ACWW
ACWW
safaarada itoobiya i...
Hadda Howl dhamaatay
baahi loo qabo saxaa...
Hottest Threads
ACWW [2]
Kooxda SomaaliGal... [2]
waad kumahadsan t... [2]
Hadda Howl dhamaatay [1]
Maamulkii Dawladd... [1]
RSS Feeds at the site
RSS - Pictures
RSS - Forum
RSS - News