·
Home
·
Gabayo
·
Heesaha Somalida
·
News in English
·
News in Arabic
·
Blogs and Bloggers
·
Articles| Maqaalo
·
Forum | Gole
·
Web links
·
Contact Us
September 10 2010 12:47:55
Bogga Hore
Home
Gabayo
Heesaha Somalida
News in English
News in Arabic
Blogs and Bloggers
Articles| Maqaalo
Forum | Gole
Rayiga Dadka (talo bixin)
Web links
Nala soo Xiriir
Photo | Sawiro
Search | Raadi
Wararkii Hore
News Categories
Contact Us
Wararka Ogaadeniya
waraka Soomaliya
Xoriyo TV live
ogadennet TV
Al Jazeera English TV live
B B C - S O M A L I
BBC SOMALI 4:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00
Radio xoriyo
Radio Ogaal Live
Radio Ogaal
Westside 88.6 FM
VOA Som 6:30 AM
VOA Som 4:00 PM
VOA Som 7:00 PM
VOA Som 8:00 PM
Wareysi G/X2 Cadaani Hirmooge(Radio Ogaal
Wareysi Abdirahman Mahdi (BBC Somali)
Wareysi GX1 Mohamed Ismacil (Radio Ogaal)
Wareysi Gudomiyaha JWXO Adm. M. Omar
Maqal iyo Muuqal
waberi
dhalinta Ogaden
gabdhaha JWXO
hangyourchild
Ogaadeeniya Wayxoroobi (Saado Ali Warsame)
Filimkii oohinta qarsoon(Silent Cry) Copenhagen-Denmark
Filmkii Silent Cry oo lagu soo bandhigay Washington DC
TV Aljazeera English Waxa Kasocda Ogaadeenya Ma Daafurtii Labaad baa
Isaias Afwerki's advice
Mashruuca Dhanaan
Mashruuca Dhanaan qaybta P1 iyo P2
Askari Itoobiyan
>>Itobiyan soo baxsaday
Gabdhaha JWXO
Wareysi Abaanduulaha CJWXO Naftiihure Abdikarim
Kaftan Ma'aha kulankan waaberi
Random media
Riwaayadii OSF 1 hees4
Latest Articles
Kaba tolaw ma halkaa...
Beenta hal lug ayay ...
Ma taqaanaa Gobolka ...
Warbixin ku saabsan ...
Maalgashiga Jigajiga...
>>
Halkan ka daawo Universal TV
>>
Halkan ka daawo Aljazeera TV oo live ah
Wareysi Melez Zenawi p2
G20 Summit Rally
Mudaaharad UK G20
Shir sanadeedkii jaaliyaadka S.Ogadeenya oo si rasmi ah uga furmay Stockholm
Shirka ayaa waxaa ugu horaynba lagu furay aayada quraanka kariimka ah iyo wacdi diini ah. Ka dib waxaa loo wada istaagay heesta calanka Ogadeenya oo uu ku luuqeeyay abwaan Jaango & xubno kamid ah dhalinyarada Ogadeenya. Shirka waxaa furay gudoomiyaha jaaliyada maritida loo yahay ee Swedan mudane Ugaas Carab isagoo uga mahad celiyay ergooyinkii fadhiyay shirweynaha sida wanaagsanee ey uga soo qaybgaleen, iyagoo danahoodii gaarka ahaa ka hormariyay danta caamka ah ee halkaa u fadhiyaan.
Furitaankii iyo mahadnaqii kadib, ayuu gudoomiyaha jaaliyadda Sweden makarafoonka ku wareejiyay Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeenya Halgame Adm. Maxamed Cumar Cismaan oo khudbad aad u dheer ka jeediyay uu kaga xogwaramay xaalada dalka Ogadeenya uu ku suganyahay iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyay. Wuxuu gudoomiyaha ka warbixiyay heerka uu marayo halganka uu madaxda ka yahay, xag siyaasad iyo xag ciidanba. Wuxuu gudoomiyaha uga warbixiyay ergooyinkii fadhiyay shirka dacaayadaha gumaysiga uu hadda bilaabay ee ku saabsan heshiis iyo wadahadal inay la galeen qaybo ka mid ah waxay ku tilmaameen jabhado la soo dagaalamayay ama garab ka mid ah JWXO. Gumaysiga oo aad u caqli liita ayaa ismoodsiiyay in dacaayadahaa raqiiska ah uu ku jahawareerin karo halganka JWXO iyo shacabweynaha Ogadenya. Wuxuu cadeeyay gudoomiayah inuu ku guuldareystay gumaysiga gude iyo dibadba oo aanu wax faa’iida ah ka dheefaynin dacaayadahaa uu kharashka badan ku bixinayo.
Shirka oo maanta ahaa horudhaca shir sanadeedka jaaliyaadka oo socon doona ilaa 01-08-10 ayaa madaxdii ka hadashay waxaa ka mid ahaa madaxa ururka African Rights Monitor Huda Yusuf, Khabiir Hiraabe oo ku xeel dheer arimaha geeska africa & xubnahii ka socday xisbiyada Swedan. Sidoo kale waxaa madasha shirka murti aad u qiimo badan oo dadka qiro galisay ku soo bandhigay abwaanada Saado Cali Warsame oo ku nuux nuuxsatay sida ay uga go’an tahay isgarabtaaga shacabka Somaaliyeed ee Ogadeenya.
Shirka oy ka soo qayb galeen madax & ergooyin matalayay jaaliyaaadka Somaalida Ogadeenya ee dacalada aduunka ku kala nool, wafdi balaadhan oo ka socda JWXO, ururada u dooda xuquuqul insaanka, saxafiyiin ka kala socday saxaafada caalamka iyo saxaafadda shacabka Ogadeenya oo si xoogan u jooga goobta shirka, aqoonyahano, siyaasiyiin reer galbeed ah & xubno ka socday xisbiyada wadanka Swedan ayaa wuxuu socon doonaa labada maalmood ee inagu soo aadan.
ONA/Sweden.
newsadmin
on July 30 2010 17:59:59 ·
0 Comments/Fikrado
· 545 Reads/Akhriyey ·
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.
Please login or register to vote.
No Ratings have been Posted.
Xulashada Heesaha Fanaaniinta Soomaalida ( Dooro Fanaanka aad Rabto kadibna iskii ayuu isubadali)
Mp3 Player
>> SABTI
>> AXAD
>> ISNIIN
>> ARBACO
Login
Username
Password
Not a member yet?
Click here
to register.
Forgotten your password?
Request a new one
here
.
Gesigeygaa la dhiibayaa
Gabay ku socda Farrole one Star!
>>XORIYO TV live
http://www.silentcry.co.uk
Barnamikii Aragtida Halgamaaga
>>Halkan Ka dhageyso (waa barnamij xiiso leh
Cajalad cusub ee Kooxda gantaal
>>Halkan kadaawo horudhaca riwaayada
Random Photo
Random media
Mudaaharad ka dhacay magaalada denhaag ee maxkamada aduunka
Forum Threads
Newest Threads
ACWW
ACWW
safaarada itoobiya i...
Hadda Howl dhamaatay
baahi loo qabo saxaa...
Hottest Threads
ACWW
[2]
Kooxda SomaaliGal...
[2]
waad kumahadsan t...
[2]
Hadda Howl dhamaatay
[1]
Maamulkii Dawladd...
[1]
RSS Feeds at the site
Copyright © 2008
ogadenews
copyright © 2007 - 2010 by webmaster.
Ogaden News Agency
wararka ogaden
ONA.
1,497,762 unique visits