September 07 2010 16:23:19
Bogga Hore
Home
Gabayo
Heesaha Somalida
News in English
News in Arabic
Blogs and Bloggers
Articles| Maqaalo
Forum | Gole
Rayiga Dadka (talo bixin)
Web links
Nala soo Xiriir
Photo | Sawiro
Search | Raadi
Wararkii Hore
News Categories
Contact Us

Wararka Ogaadeniya
waraka Soomaliya

Xoriyo TV live
ogadennet TV
Al Jazeera English TV live

B B C - S O M A L I
BBC SOMALI 4:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00

Radio xoriyo
Radio Ogaal Live
Radio Ogaal
Westside 88.6 FM

VOA Som 6:30 AM
VOA Som 4:00 PM
VOA Som 7:00 PM
VOA Som 8:00 PM

Wareysi G/X2 Cadaani Hirmooge(Radio Ogaal
Wareysi Abdirahman Mahdi (BBC Somali)
Wareysi GX1 Mohamed Ismacil (Radio Ogaal)
Wareysi Gudomiyaha JWXO Adm. M. Omar

Maqal iyo Muuqal

waberi
dhalinta Ogaden
gabdhaha JWXO
hangyourchild
Ogaadeeniya Wayxoroobi (Saado Ali Warsame)
Filimkii oohinta qarsoon(Silent Cry) Copenhagen-Denmark
Filmkii Silent Cry oo lagu soo bandhigay Washington DC
TV Aljazeera English Waxa Kasocda Ogaadeenya Ma Daafurtii Labaad baa
Isaias Afwerki's advice
Mashruuca Dhanaan
Mashruuca Dhanaan qaybta P1 iyo P2
Askari Itoobiyan
>>Itobiyan soo baxsaday
Gabdhaha JWXO
Wareysi Abaanduulaha CJWXO Naftiihure Abdikarim

Kaftan Ma'aha kulankan waaberi


Random media
Latest Articles
Kaba tolaw ma halkaa...
Beenta hal lug ayay ...
Ma taqaanaa Gobolka ...
Warbixin ku saabsan ...
Maalgashiga Jigajiga...
>> Halkan ka daawo Universal TV
>> Halkan ka daawo Aljazeera TV oo live ah
Wareysi Melez Zenawi p2
G20 Summit Rally
Mudaaharad UK G20
Barlamanka Soomaaliya oo wadamada dariska ah ka codsaday in ciidamadooda 24-saac gudahood ay ugu soo diraan Soomaaliya.
somaliaShabelle: MUQDISHO
Gudoonka Barlamanka KMG Soomaaliya Sheekh Aadan Max’ed Nuur Madoobe oo goordhow Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu wadamada dariska la ah Soomaaliya ka codsaday in ay ciidamadadooda Saacadaha soo aadan ay u soo diraan Soomaaliya.

Sheekh Aadan Madoobe ayaa waxaa uu Shirkiisa Jaraa’id kaga hadlay arimo dhowr ah waxaana uu ugu hureyn Wadamada Kenya.Jabuuti,Ethiopia iyo Yemen uu ka codsaday in 24-saac gudahooda ay ciidamo u soo diraan Soomaaliya maadama sida uu shegay awoodii dowladda KMG Soomaaliya ay wiiqeen xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya.

Waxaa uu tilmaamay in go’aankani ay ka fadhiisteen mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya islmarkaana ay isla garteen in wadamada dariska la ah Soomaaliya ay dalka u Soo diraan ciidamo Caawiye dowladda KMG Soomaaliya oo uu sheegay in jiritaankeeda ay haatan qatar ku jirto.

Dagaalada looga soo horjeedo dowladda KMG Soomaaliya ayuu sheegay Sheekh Aadan Madoobe in uu hogaaminyo sarkaal sare oo ka tirsan Al Qaacida oo u dhashay wadanka Pakistaan sida uu hadalka u dhigay.

Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in wadamada dariska la ah Soomaaliya ay halis ku jiraan hadii meesha ay ka baxdo dowladda Soomaaliya kuwaasi oo uu sheegay in iyana weerar lagu yahay sida uu carabka ku dhiftay.

Hadalkaani ayaa imaanaya xili Dagaalo xoogan ay ka socdaan Goobaha Mucayinka ah ee ay gacanta ku heyso dowladda KMG Soomaaliya halkaasi oo ay isku heystaan ciidamada dowladda KMG iyo xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeada. Dhamaad.

ONA - Dawlada daris ah oo damacoodu yahay inay Somaliya qaybsadaan sida ay meela badan ku cadeeyeen laguma badbaadin karo qarankii Somaliyeed. Umadda Somaliyeed waxaa la gudboon inay danahooda gartaan kana xoroobaan fikirka khaldan ee ah Itobiya ayaa ka qayb qaadan dhismaha qaran Somaliyeed oo xor ah.

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Xulashada Heesaha Fanaaniinta Soomaalida ( Dooro Fanaanka aad Rabto kadibna iskii ayuu isubadali)
Mp3 Player

>> SABTI
>> AXAD
>> ISNIIN
>> ARBACO
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Gesigeygaa la dhiibayaa
Gabay ku socda Farrole one Star!
>>XORIYO TV live
http://www.silentcry.co.uk
Barnamikii Aragtida Halgamaaga
>>Halkan Ka dhageyso (waa barnamij xiiso leh
Cajalad cusub ee Kooxda gantaal
>>Halkan kadaawo horudhaca riwaayada
Random Photo
Random media
Forum Threads
Newest Threads
ACWW
ACWW
safaarada itoobiya i...
Hadda Howl dhamaatay
baahi loo qabo saxaa...
Hottest Threads
ACWW [2]
Kooxda SomaaliGal... [2]
waad kumahadsan t... [2]
Hadda Howl dhamaatay [1]
Maamulkii Dawladd... [1]
RSS Feeds at the site
RSS - Pictures
RSS - Forum
RSS - News