September 07 2010 15:52:31
Bogga Hore
Home
Gabayo
Heesaha Somalida
News in English
News in Arabic
Blogs and Bloggers
Articles| Maqaalo
Forum | Gole
Rayiga Dadka (talo bixin)
Web links
Nala soo Xiriir
Photo | Sawiro
Search | Raadi
Wararkii Hore
News Categories
Contact Us

Wararka Ogaadeniya
waraka Soomaliya

Xoriyo TV live
ogadennet TV
Al Jazeera English TV live

B B C - S O M A L I
BBC SOMALI 4:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00

Radio xoriyo
Radio Ogaal Live
Radio Ogaal
Westside 88.6 FM

VOA Som 6:30 AM
VOA Som 4:00 PM
VOA Som 7:00 PM
VOA Som 8:00 PM

Wareysi G/X2 Cadaani Hirmooge(Radio Ogaal
Wareysi Abdirahman Mahdi (BBC Somali)
Wareysi GX1 Mohamed Ismacil (Radio Ogaal)
Wareysi Gudomiyaha JWXO Adm. M. Omar

Maqal iyo Muuqal

waberi
dhalinta Ogaden
gabdhaha JWXO
hangyourchild
Ogaadeeniya Wayxoroobi (Saado Ali Warsame)
Filimkii oohinta qarsoon(Silent Cry) Copenhagen-Denmark
Filmkii Silent Cry oo lagu soo bandhigay Washington DC
TV Aljazeera English Waxa Kasocda Ogaadeenya Ma Daafurtii Labaad baa
Isaias Afwerki's advice
Mashruuca Dhanaan
Mashruuca Dhanaan qaybta P1 iyo P2
Askari Itoobiyan
>>Itobiyan soo baxsaday
Gabdhaha JWXO
Wareysi Abaanduulaha CJWXO Naftiihure Abdikarim

Kaftan Ma'aha kulankan waaberi


Random media
Latest Articles
Kaba tolaw ma halkaa...
Beenta hal lug ayay ...
Ma taqaanaa Gobolka ...
Warbixin ku saabsan ...
Maalgashiga Jigajiga...
>> Halkan ka daawo Universal TV
>> Halkan ka daawo Aljazeera TV oo live ah
Wareysi Melez Zenawi p2
G20 Summit Rally
Mudaaharad UK G20
Maanta waa 1da Luulyo waa maalin xiiso iyo xusidba ku leh umadda Somaliiyeed.
somaliaJabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (JWXO) waxay tahniyadda sanad-guurada 49aad u diraysaa dhamaan umadda Somaliyeed xukuumad iyo shacaba. Gudoomiyaha JWXO, xubnaha Golaha dhexe iyo dhamaan kaadirka jabhadda waxay la wadaagayaan umadda Somaliyeed xusuusta maalintan taariikhiga ah.
1da Juulaay sanadkii 1960dii waxay ahayd maalin xusuus gaar ah u leh umadda Somaliyeed iyadoo la xaqiijiyay dareenkii rabitaanka wada noolaashaha umadda Somaliyeed ka dib markii dhidibadda loo aasay Jamhuuriyad kulmisay dhamaan umadda somaliyeed.

1da Luulyo 1960 waxaa midoobay laba ka mid ah shantii loo qaybiyay umadda Somaliyeed ee ka midaysan taariikhda, dhaqanka, afka iyo diintaba. Aragtidii iyo ruuxdii Somalinimo ee dhamaan umadda Somaliyeed ay dareensanaayeen waxaa dhidibada loogu aasay Qaran Somaliyeed oo noqday mid ka mid ah wadamada ugu xooga badan Afrika.



Umadda Somaliyeed markay hanteen 1dii Luulyo 1960kii xoriyadii iyo midnimo, waxay sii wadeen aamninaadii iyo balantii ahayd in dhamaan shacabka Somaliyeed eek u hadhay gumaysiga loo ogolaado xaqqa aaya-ka-tashigiisa, waxayna la garab istaageen taageero buuxda walaalahooda ku hadhay gumaysiga Itobiya.
Xoriyad jeceylka inay tahay shayga ugu qaalisan umadda Somaliyeed weli ma garwaaqsan gumaysiga Itobiya. Arintaa ayaana sabab u ahayd in Itobiya lagu jabiyo oy ku guuldaraysato markay gudaha u soo gashay dalka Somaliya.

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya waxay aaminsan-tahay in qaranimada Somaliya aanay ahayn shay gorgortan gali kara, xoog kastoo isku daya inuu dibadda uga soo duulo umadda Somaliyeedna uu la kulmi doono dhibaatadii ay la kulmeen gumaysiga Itobiya .

Jabhadda ONLF shaki kagama jiro inay Somaliya oo qaran xoogan ah dib u soo noqon iyo in heerkii hormuud-nimo ee Afrika ay Jamhuuriyadda Somaliya kaga jirtay mar labaad ku soo noqono.

Soomaaliyay Toosoo Toosoo isku tiirsadayee!

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya
Comments
#1 | geedi on July 01 2009 06:12:03
soomaaliaya hanoolaato oo ha israacdo ogadenya ha xorowdo itoobiyana ha dhacdo
#2 | kaasmo on July 01 2009 09:43:59
soomaaliya waxan leenahay ilaahyow ku soo celi qarnimadeedii umaada walallo ahan heeshisii ilahow cadowga ka qabo umaada soomliyeed waxan leeyahay soomaliya ilaahay hadin siiyo xornimo angan han siiyo cadowga ilaahay haynag qabto dhaman umaad soomaliyeed hanoolto soomali ha is raacdo soomaali mel kasto aya joogto walalyaal aan is kashano waxa la yidhi farkali ah fool ma maydho
#3 | DALKA_JECEL on July 01 2009 10:03:53
somalia waa xorowday waa hore lakain somalida ayaan xoroobin qofku marka uu dal xoraysan hayo waa inuu asna maskaxda xor kayahay illahay sokadii wax madaxa ka guumaystaa uusan jirin somalida waxaa guumaysta QABYAALAD inta ay taas kujiraana xornimadii waa HAL BACAAD LAGU LISAY iilahay ha caafiyo dadka somalida ee aafadaas qabiil hala kaysay, reer ogadenyana haku cibro iyo cashar qaateen waxa kudhacay somali. anyway congra to somalis wherever they are.
#4 | Ninculus on July 01 2009 14:08:39
WAXAAN ILAAHAY UGA BARYEYNAA IN SOOMAALIYA QARANIMADEEDII IYO SHARAFTEEDII DIB UGU SOOCELIYO OGAADEENIYA NA XORIYAD TAAM AH SIIYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN Cool
#5 | yuusuf xassan on July 02 2009 04:38:31
anigu kama xumes xaf ladan laakiin somaliya majecla jiretaanka ogadenai taas tar aad iyo aad ayaay unecen yihiin xornimada ogadenia hadaba nin ku neceb majeclaan karaysid
#6 | magacaygu waa fajrosaadiq on July 02 2009 07:32:03
mayaabantahay ?maya ama haa anigu aad iyo aad ayaan uyaabanahay waxaan layaabanahay nin ka udhashay ogadeniya ee soomaliya wadan kiisee moodaya
xalagaase waa agga agga agga in taad uhaysataan somaliya sokeeye maxoroobaysaan anigu waxaan kadheselahaa ogadenia iyo somaliya darkii baar liin ookale waxaan anahay ogadenia manihin somaliya waxaan nahay dariskudha
#7 | SAALIM on July 03 2009 11:37:12
Wax jeclaan lahaa in aad iska deydaan erayada neceebka wata. Soomaali waad tihiin oo Alle ayaa idinka dhigay, waxaana tihiin dal gaar ah oo aduunka oo dhan laga garanayo, waxa kaliya oo niigala baahanyahay waxaa weeye in aad iska dulqaadaan cadow ga sida Eritrea oo kale markaa ayaad sharaf ka heleysaan Somalida kale meel walbo ee joogaan
Ha u fikirin si qabiil, u fikira si QARAN.
Waxaa tihiin wadan aan jaar nahay sida DJIBOUTI & NFD.
Anigu waxaan aaminsanahay haddii aad isku tashataan oo aad la heshiisaan kana dhaadhicisaan gobalnimodoonka walaalihiina kale ee Soomaalida oo aad dhulka wada dagtaan in aad sharaftiina dib u hananeysaan.
Waad in aad gadaan qadiyadiina, kana dhaadhicisaan aduun weynahay in aad tihiin gumeysi diid gobalnimo doon
Runti waa wax lago noxo kuwan isku sheegaya Puntland iyo Somaliland sida ey ulla dhaqmayaan umada reer Ogadenia, waxaana loo baahan yahay in aad umada kala soocdaan walaalayaal. Waxaan jeclaan lahaa in ey ka waantoobaan ey joojiyaan shacabka tabarta daran in ey badbaadiyaan Allihii abuutana kabaqaan.
JWXO iyo shacabka Reer Ogadenia waxaan idin lee yahay GUUL GUUL IYO ISKU TASHI!!!
#8 | hani on July 06 2009 11:03:26
asc walallo maxa inku dhacay ogadeniya waa somaliya lamana nicin ee waa lajecelyaya sasna mad ku hareysan ee hana nicinaa aniga waxan ahay gabar somaliyed kuna dhalatay xamar walahi ogadeniyaa waxan kajecelahay majiran mad fahanten macadalika manata abnagaba dhib ku jirnee markan fiicneyn wad ogeden inan iskashan jirnay marka niyada hanaga jabinina ee noodshisa lana socda in weeb kan markas ta an laxariirno oo lasocono xalada ogadeniya marka fadlan iskadaya uqdada waa in jecelnahay markasatan in du ceynaa waxana inkajecel nahay waxanan in ka jecelnahay somaliland maxayelay wayo ayaga manata waa ku farxayan labadenaba dhibka naheesta dad kana isku si ayey udheeban oo siiyan amxarka mawadan lasoconina in ey luuqada nagu radiyan naguna gumestan xab siyada walaloyal waxan inbsheega manta waa wada gubahenaa ee ilahey hana qaboo jiyo walaahi markan arkay eerayada labada wiil ay dhahayan waa naxay waxana iga imatay ilmo walahi waa in jecelnahay ee ilahey ha in kaqado dhibka alahana ha in xoreeyo anagana hanaxoreyo aamiin aamiin
#9 | magacaygu waa maryan on July 06 2009 14:23:22
maya awalaalayaal ogaadeeniya waa dad wanaagsan soomaalida ayey kamid yihiin see nii nacnaa walaahi la aantiin waa abaar masha alah aniga waxaan ahay gabar soomaaliyeed waxana ku dhashay muqdisho caasimada waw ogadeeniyaa
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Xulashada Heesaha Fanaaniinta Soomaalida ( Dooro Fanaanka aad Rabto kadibna iskii ayuu isubadali)
Mp3 Player

>> SABTI
>> AXAD
>> ISNIIN
>> ARBACO
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Gesigeygaa la dhiibayaa
Gabay ku socda Farrole one Star!
>>XORIYO TV live
http://www.silentcry.co.uk
Barnamikii Aragtida Halgamaaga
>>Halkan Ka dhageyso (waa barnamij xiiso leh
Cajalad cusub ee Kooxda gantaal
>>Halkan kadaawo horudhaca riwaayada
Random Photo
Random media
Forum Threads
Newest Threads
ACWW
ACWW
safaarada itoobiya i...
Hadda Howl dhamaatay
baahi loo qabo saxaa...
Hottest Threads
ACWW [2]
Kooxda SomaaliGal... [2]
waad kumahadsan t... [2]
Hadda Howl dhamaatay [1]
Maamulkii Dawladd... [1]
RSS Feeds at the site
RSS - Pictures
RSS - Forum
RSS - News