September 10 2010 12:38:57
Bogga Hore
Home
Gabayo
Heesaha Somalida
News in English
News in Arabic
Blogs and Bloggers
Articles| Maqaalo
Forum | Gole
Rayiga Dadka (talo bixin)
Web links
Nala soo Xiriir
Photo | Sawiro
Search | Raadi
Wararkii Hore
News Categories
Contact Us

Wararka Ogaadeniya
waraka Soomaliya

Xoriyo TV live
ogadennet TV
Al Jazeera English TV live

B B C - S O M A L I
BBC SOMALI 4:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00

Radio xoriyo
Radio Ogaal Live
Radio Ogaal
Westside 88.6 FM

VOA Som 6:30 AM
VOA Som 4:00 PM
VOA Som 7:00 PM
VOA Som 8:00 PM

Wareysi G/X2 Cadaani Hirmooge(Radio Ogaal
Wareysi Abdirahman Mahdi (BBC Somali)
Wareysi GX1 Mohamed Ismacil (Radio Ogaal)
Wareysi Gudomiyaha JWXO Adm. M. Omar

Maqal iyo Muuqal

waberi
dhalinta Ogaden
gabdhaha JWXO
hangyourchild
Ogaadeeniya Wayxoroobi (Saado Ali Warsame)
Filimkii oohinta qarsoon(Silent Cry) Copenhagen-Denmark
Filmkii Silent Cry oo lagu soo bandhigay Washington DC
TV Aljazeera English Waxa Kasocda Ogaadeenya Ma Daafurtii Labaad baa
Isaias Afwerki's advice
Mashruuca Dhanaan
Mashruuca Dhanaan qaybta P1 iyo P2
Askari Itoobiyan
>>Itobiyan soo baxsaday
Gabdhaha JWXO
Wareysi Abaanduulaha CJWXO Naftiihure Abdikarim

Kaftan Ma'aha kulankan waaberi


Random media
Latest Articles
Kaba tolaw ma halkaa...
Beenta hal lug ayay ...
Ma taqaanaa Gobolka ...
Warbixin ku saabsan ...
Maalgashiga Jigajiga...
>> Halkan ka daawo Universal TV
>> Halkan ka daawo Aljazeera TV oo live ah
Wareysi Melez Zenawi p2
G20 Summit Rally
Mudaaharad UK G20
Qoraxdii Xoriyadda oo kaabiga u saaran Ogadenya
ogadenewsDabayshii xoriyadda ayaa ka babanaysa oo durbadiiba neecawdeeda laga wada dareemay gabi ahaanba Ogadenya. Shacabka Ogadenya ayaan wadada xoriyadda ka weecanayn ilaa dhamaadkeeda. Shacabkan halgamaaga ah ayaan waligood isdhiibin, waligeedna aanu hoos u dhicin mooraalkooda balse kaga hortagey gumaysiga Itobiya geesinimo iyo mintidnimo aan waligeed horey loo arag.

Waxaa kaloo uu yidhi qoraagu; shacabka Ogadenya wuxuu u huray naf iyo maal badan siduu u soo dhacsan lahaa xoriyadii laga boobay, iyadoo ay kaga shihiideen kumanaan wiilashooda iyo gabdhahooda ah oo da’ walba leh. Wuxuu cadawga ma-naxaanka ah ka burburiyay intaaso magaalo iyo intaasoo tuulo, beerahoodii ayuu cara-rogay, wuxuu kala wareegay hanti badan, wuxuu si dadka shacabka iyo xoolahaba u dhamaadaan uu sumeeyey ceelashoodii, wuxuuna gubay daaqsinkoodii. Wuxuu iska hortaagay asaaskii nolosha ugu yareyd sida cuntadii iyo daawadii. Waxaa ugu xareysan xabsiyada maleesiyda Tigreeega ee u ooman dhiiga dadka kumanaan qof oo aan wax dambi ah galin, waxayna ku xadgudbaan sharftii gabdhaha Ogadenya oy qaar badana dileen qaar kalena daldaleen iyagoo maydkooda soo dhiga wadooyinka.

Taasoo jirta buu yidhi qoraagan; ayay shacabka Ogadenya u adkaysteen dhibka halganka, waxayna ka gudbeen caqabada badan, hoosna uma dhigin dilkaa iyo baabi’intaa iyo layntaa wadarta ah iyo gaboodfalkaa xuquuqda aadanaha rabitaankoodi iyo casiimadoodii. Waana taa ay maanta qarka u saaran tahay inay hantaan xoriyadoodii iyagoo isku-tashaday oy hogaaminayso Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya iyo jamaahiirta Ogadenya ayay abuureen guutooyinkii xoriyadda iyo guusha waxayna u sii jeedaan hadafkooda ah inay ka xoreeyaan dalkooda gumaysiga Abisiinya kaasoo goor dhow ceeb kala tagi doona gabi ahaanba ciida Ogadenya.

Wuxuu ku soo gunaanaday qoraagan carbeed;
Soo bixitaanka qoraxda xoriyadda (fajral istiqlaal) waxaa inaga xiga un waqti yar, si kastoy uga caga jiidaan kuwa diidan iyo kuwa u adeega ee saynta gumaysiga ah ee sharaftoodii kaga iibiyay gumaysiga si raqiis ah, umana suurtagali doonto waxay rabaan maleesiyaadka Wayaanaha ee guutooyinka muqaawamada ee geesiyiinta ah ayaa darsin aanay waligood iloobin u dhigi doona, waxayna dib ugu noqon doonaa goobtii uu awowgoodii hore ee Abraha ka soo duulay markii lagu soo daadiyay dhagaxyadii Sijiilka.

Istaad Wahba Najbi Ona/arabic

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Xulashada Heesaha Fanaaniinta Soomaalida ( Dooro Fanaanka aad Rabto kadibna iskii ayuu isubadali)
Mp3 Player

>> SABTI
>> AXAD
>> ISNIIN
>> ARBACO
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Gesigeygaa la dhiibayaa
Gabay ku socda Farrole one Star!
>>XORIYO TV live
http://www.silentcry.co.uk
Barnamikii Aragtida Halgamaaga
>>Halkan Ka dhageyso (waa barnamij xiiso leh
Cajalad cusub ee Kooxda gantaal
>>Halkan kadaawo horudhaca riwaayada
Random Photo
Random media
Forum Threads
Newest Threads
ACWW
ACWW
safaarada itoobiya i...
Hadda Howl dhamaatay
baahi loo qabo saxaa...
Hottest Threads
ACWW [2]
Kooxda SomaaliGal... [2]
waad kumahadsan t... [2]
Hadda Howl dhamaatay [1]
Maamulkii Dawladd... [1]
RSS Feeds at the site
RSS - Pictures
RSS - Forum
RSS - News