August 01 2010 02:16:56
Bogga Hore
Home
Gabayo
Heesaha Somalida
News in English
News in Arabic
Blogs and Bloggers
Articles| Maqaalo
Forum | Gole
Rayiga Dadka (talo bixin)
Web links
Nala soo Xiriir
Photo | Sawiro
Search | Raadi
Wararkii Hore
News Categories
Contact Us

Wararka Ogaadeniya
waraka Soomaliya

Xoriyo TV live
ogadennet TV
Al Jazeera English TV live

B B C - S O M A L I
BBC SOMALI 4:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00

Radio xoriyo
Radio Ogaal Live
Radio Ogaal
Westside 88.6 FM

VOA Som 6:30 AM
VOA Som 4:00 PM
VOA Som 7:00 PM
VOA Som 8:00 PM

Wareysi G/X2 Cadaani Hirmooge(Radio Ogaal
Wareysi Abdirahman Mahdi (BBC Somali)
Wareysi GX1 Mohamed Ismacil (Radio Ogaal)
Wareysi Gudomiyaha JWXO Adm. M. Omar

Maqal iyo Muuqal

waberi
dhalinta Ogaden
gabdhaha JWXO
hangyourchild
Ogaadeeniya Wayxoroobi (Saado Ali Warsame)
Filimkii oohinta qarsoon(Silent Cry) Copenhagen-Denmark
Filmkii Silent Cry oo lagu soo bandhigay Washington DC
TV Aljazeera English Waxa Kasocda Ogaadeenya Ma Daafurtii Labaad baa
Isaias Afwerki's advice
Mashruuca Dhanaan
Mashruuca Dhanaan qaybta P1 iyo P2
Askari Itoobiyan
>>Itobiyan soo baxsaday
Gabdhaha JWXO
Wareysi Abaanduulaha CJWXO Naftiihure Abdikarim

Kaftan Ma'aha kulankan waaberi


Random media
Latest Articles
Beenta hal lug ayay ...
Ma taqaanaa Gobolka ...
Warbixin ku saabsan ...
Maalgashiga Jigajiga...
Gumaysi wadka Dilaya...
>> Halkan ka daawo Universal TV
>> Halkan ka daawo Aljazeera TV oo live ah
Wareysi Melez Zenawi p2
G20 Summit Rally
Mudaaharad UK G20
Baaq iskandinefiyaanka
Cambaareyn xadgudubyada maamulka puntland.

ISNIIN 26.10.2009

BISMILAAH:

Ku : Maamulka puntland Anakoo ku hadlayna magaca jaaliyadaha Soomaalida Ogaadeenya ee wadamada iskandinefiyaanka (Norway, Denmark, Sweden, Finland) waxaan cambaareynaynaa faldambiyeedyada bini aadnimada ka baxsan ee uu ku kacay maamul-goboleedka Bariga Soomaaliya ee (Puntland).

maamul-goboleedka Bariga Soomaaliya ee (Puntland) wuxuu si khilaafsan, islaamnimada, wada-dhalashada, darisnimada, iyo xeer walba oo caalami ah uu ula dhaqmaa shacabka Soomaalida Ogaadeenya ee gumeysiya Itoobiya ka soo cararay.

maamul-goboleedka Bariga Soomaaliya ee (Puntland) wuxuu markii ay taariikhdu ahayd 24.10.2009 ku xidhxidhay magaalada Boosaaso muwaadiniin aan wax dambi ah ka galin maamulka Puntland, muwaadiniintan oo isla markiiba lagu wareejiyay gacanta gumeysiga itoobiya. Bil kama soo wareegin markii isla maamulka Puntland ay Itoobiyaan u gacan galiyay 4 muwaadin oo Soomaalida Ogaadeenya ah oo magaalada Gaalkacyo joogtay, oo qaar ilaa hada la la’yahay meel ay jaan iyo cirib dhigeen, midna intay tooriyeeyeen ay mayd ahaan uga tageen, oo lahelay isagoo dhaawac ah.

Baaq:

Maamulka Puntland:

1. Waxaan ugu baaqaynaa maamulka punland inuu sida ugu dhakhsiyo badan u siidaayo muwaadiniinta Soomaalida Ogaadeenya ee jeelashiisa ka buuxa.

2. Waxaan ugu baaqaynaa maamulka Puntland in uu joojiya muwaadiniinta S. Ogadenya ee iyagon wax dambi ah ka galin Puntland loo gacan gelinayo cadowgii ay ka soo carareen.

3. Waxaan ugu baaqaynaa in maamulka Puntland inuu ka waantoobo in colaad uu dhexdhigo labada shacab ee walaalaha ah.

4. Maamulka Puntland waxaan xasuusinaynaa in muwaadiniinta maamulkiisa ay si nabadgelya ah ugu nool yihiin dhamaan gobolada Soomaalida Ogaadeenya iyagoon wax dhib ah aan loo gaysan, meesha maamulka Puntland uu muwaadiniinta S. Ogadenya maalin walbaba waxyeelaynayo.

5. Bulshada Bariga Soomaaliya ee Puntland waxaan ugu baaqaynaa in ay ka dhiidhiyaan falalka xilkasnimo xumida ah ee maamulkan uu ku kacayo, maamulkaasoo si indha la’aan ah ugu shaqaynaya gumeysiga Itoobiya .

Soomaalida ogaadeenya ee bariga soomaaliya.

1. Waxaan ugu baaqaynaa muwaadiniinta Soomaalida Ogaadeenya in ay sida ugu dhakhsaha badan ee suurtagal ah isaga baxaan degaanada Puntland.

2. Waxaan ogeysiinaynaa shacabka  Soomaalida Ogaadeenya ee booqasho ama tijaaro u imanaya dhulka ay joogaan labada maamul ee bariga iyo waqooyiga soomaaliya in ay ku tala galaan inay soo galeen dhul uu sirdoonka Itoobiya ka taliyo.

Gabagabadii:

Anakoo ku hadlayna magaca jaaliyadaha soomaalida ogaadeenya ee Iskandineefi-yaanka waxaa uga digaynaa ummada Soomaaliyeed meel ay joogaanba in aan cadowga loo luga qaban, hadii aan garab lasiinaynin shacabka Ogadenya ee dhiigiisa u huraya suu ciidiisa, diintiisa, iyo dadkiisa u difaacdo. Waxaana xasuusinaynaa umadda Somaliyeed in dhiiga iyo xadgudubka Soomaalida Ogaadeenya laga galo ayna noqon doonin mid la hilmaamo, cidii gaysatana ay aad uga shalayn doonto, iyadoo lala sugi doono goorta iyo saacada ugu haboon.

Maamulada jaaliyadaha ogaadeenya ee iskandinefinaka.

ogaden_8@hotmail.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Xulashada Heesaha Fanaaniinta Soomaalida ( Dooro Fanaanka aad Rabto kadibna iskii ayuu isubadali)
Mp3 Player

>> SABTI
>> AXAD
>> ISNIIN
>> ARBACO
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Gesigeygaa la dhiibayaa
Gabay ku socda Farrole one Star!
>>XORIYO TV live
http://www.silentcry.co.uk
Barnamikii Aragtida Halgamaaga
>>Halkan Ka dhageyso (waa barnamij xiiso leh
Cajalad cusub ee Kooxda gantaal
>>Halkan kadaawo horudhaca riwaayada
Random Photo
Random media
Forum Threads
Newest Threads
ACWW
ACWW
safaarada itoobiya i...
Hadda Howl dhamaatay
baahi loo qabo saxaa...
Hottest Threads
ACWW [2]
Kooxda SomaaliGal... [2]
waad kumahadsan t... [2]
Hadda Howl dhamaatay [1]
Maamulkii Dawladd... [1]
RSS Feeds at the site
RSS - Pictures
RSS - Forum
RSS - News