August 01 2010 02:13:21
Bogga Hore
Home
Gabayo
Heesaha Somalida
News in English
News in Arabic
Blogs and Bloggers
Articles| Maqaalo
Forum | Gole
Rayiga Dadka (talo bixin)
Web links
Nala soo Xiriir
Photo | Sawiro
Search | Raadi
Wararkii Hore
News Categories
Contact Us

Wararka Ogaadeniya
waraka Soomaliya

Xoriyo TV live
ogadennet TV
Al Jazeera English TV live

B B C - S O M A L I
BBC SOMALI 4:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00

Radio xoriyo
Radio Ogaal Live
Radio Ogaal
Westside 88.6 FM

VOA Som 6:30 AM
VOA Som 4:00 PM
VOA Som 7:00 PM
VOA Som 8:00 PM

Wareysi G/X2 Cadaani Hirmooge(Radio Ogaal
Wareysi Abdirahman Mahdi (BBC Somali)
Wareysi GX1 Mohamed Ismacil (Radio Ogaal)
Wareysi Gudomiyaha JWXO Adm. M. Omar

Maqal iyo Muuqal

waberi
dhalinta Ogaden
gabdhaha JWXO
hangyourchild
Ogaadeeniya Wayxoroobi (Saado Ali Warsame)
Filimkii oohinta qarsoon(Silent Cry) Copenhagen-Denmark
Filmkii Silent Cry oo lagu soo bandhigay Washington DC
TV Aljazeera English Waxa Kasocda Ogaadeenya Ma Daafurtii Labaad baa
Isaias Afwerki's advice
Mashruuca Dhanaan
Mashruuca Dhanaan qaybta P1 iyo P2
Askari Itoobiyan
>>Itobiyan soo baxsaday
Gabdhaha JWXO
Wareysi Abaanduulaha CJWXO Naftiihure Abdikarim

Kaftan Ma'aha kulankan waaberi


Random media
Latest Articles
Beenta hal lug ayay ...
Ma taqaanaa Gobolka ...
Warbixin ku saabsan ...
Maalgashiga Jigajiga...
Gumaysi wadka Dilaya...
>> Halkan ka daawo Universal TV
>> Halkan ka daawo Aljazeera TV oo live ah
Wareysi Melez Zenawi p2
G20 Summit Rally
Mudaaharad UK G20
baaq Jaaliyadda Absame ee south Africa
Kullan lagu cambaareyey dad Puntland lagu xirxirey oo lagu qabtay Johannesburg

Kullan degdeg ah oo ay isugu yimaadeen dad faraobadan oo kasoo jeeda beesha Absame ayaa ka dhacay magaalada Johannesburg kullankaasi oo si weyn loogu cambaareeyey rag beeshani kasoo jeeda oo dooni laga degey Puntland kadibna xabashid aloo gacan galiyey.


Suldaan Dugsiye oo ahaa oday dhaqameedkii ugu horeeyey ee kullanka ka hadlo ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay falka Puntland ay dooni dhan kala degtey 5 qof oo beel kaliya kasoo jeeda halka dadkii kalana aanan waxbo loo dhimin “waa arrin ceeb iyo yaxyax ah in madaxweynaha Puntland uu kala diro ciidamadii dekeda Boosaaso kadibna illaaladiisa gaarka ah ay doon dhan oo buuxda ay kala degto shan nin oo beesha Absame ka dhashay kadibna ka iibsado cadawga” ayuu yiri, isagoo ku baaqay in Puntland ay si shuruud la’aan kusoo faxaan ragaasi.

Sidoo kale waxaa kullanka ka hadlay Cabdullaahi Qoriyoow Jaamac oo sheegey in xitaa dhaqanka Islaaminada iyo kan Soomaaliga ahba aysan meelna kaga jirin in dad laga iibsado cadawga dalka,


Bashiir Bacoole oo isaguna hadlay ayaa yiri “Puntlan waa dhul Soomaaliyeed, ma ahan dhul cadaw, waana dhul Soomaalinimo loogu halgamay, halkii xoriyadii ay ku wada kifaaxi lahaayeen dadkii Soomaaliyeed oo dhan waa nasiib darro in maanta isla cadawgii looga iibsado dad Soomaali ah” .

Cumar Nakiir oo isana hadlay ayaa ku baaqay in beesha Absame ay meel uga soo wada jeedsato dhibaatooyinka sida joogtada loogu hayo dadka beesha u dhashay ee loo bartilmaameedsanayo heebtooda darteed.


Dadkii hadlay oo dhamaantood ku hadlayay hadalo caadifad xoogan ay ka muuqato oo aanan soo xigan karin anigoo illaalinaya anshaxa saxaafada, ayaa baaq cambaareyn ah dusha uga tuurey maamulada Puntland iyo Somaliland oo ay sheegeen in ay caadeysteen dhibaateynta dadka kasoo jeeda beesha Absame.


Qabanqaabiyeyaasha kullanka oo kala ah Maxamed Tube Sahal iyo Shariif Maxamuud ayaa KismaayoNews u sheegey in shirka uu ahaa mid si degdeg ah loo abaabuley isla markaasina looga gol lahaa in cod mideysan lagu muujiyo dhibaatada dadka beesha ku heeysata gobolada waqooyi bari iyo waqooyi galbeed, waxay sheegeen in ujeedkii laga lahaa kullanka laga gaaray, aanan loo fasiran karin in lagu abaabulayo dhibatao dad gaar ah lala damacsanyahay balse uu kaliya ahaa mid looga dhiidhinayo dhibaato dadkooda heysata, waxay meesha ka saareen in dhibaatada ay mas’uul ka yihiin beelaha wada degan Puntland iyo Somaliland, “beelo gaar ah ayaa mas’uul ka ah arrintani, jawaabteedana weey heli doonaan haddii alle idmo”.


Shanta nine e doonida lagala degey ayaa mid ka mid ah la dhiibey kaasina waxaa lagu magacaabaa Cabdi Xussen Yuusuf, doonida waxay timid dalka Yemen, markii ay dekeda Boosaaso kusoo xiratayna waxaa si gaar ah dadkani ula degey illaalada Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole, sida ay odayaasha ku doodayaan.

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Xulashada Heesaha Fanaaniinta Soomaalida ( Dooro Fanaanka aad Rabto kadibna iskii ayuu isubadali)
Mp3 Player

>> SABTI
>> AXAD
>> ISNIIN
>> ARBACO
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Gesigeygaa la dhiibayaa
Gabay ku socda Farrole one Star!
>>XORIYO TV live
http://www.silentcry.co.uk
Barnamikii Aragtida Halgamaaga
>>Halkan Ka dhageyso (waa barnamij xiiso leh
Cajalad cusub ee Kooxda gantaal
>>Halkan kadaawo horudhaca riwaayada
Random Photo
Random media
Forum Threads
Newest Threads
ACWW
ACWW
safaarada itoobiya i...
Hadda Howl dhamaatay
baahi loo qabo saxaa...
Hottest Threads
ACWW [2]
Kooxda SomaaliGal... [2]
waad kumahadsan t... [2]
Hadda Howl dhamaatay [1]
Maamulkii Dawladd... [1]
RSS Feeds at the site
RSS - Pictures
RSS - Forum
RSS - News