Maqaalo

Halbeega Hoyga Guusha Inagaa Leh Idam Allah, By Suleebaab.

Halbeega Hoyga Guusha Inagaa Leh Idam Allah, By Suleebaab.

Halbeega Hoyga guusha inagaa leh idam Alle. Midaynta Aragtida waa halbawlaha Umadeena. Inkastoo shanta farood ee Aadmigu sinayn, hadana Hal gacan ayay ku wada yaalaan, […]

 
 

Hindisayaasha Joogtada Ah Waa Udan Yoolkeena By C/lahi C/ Ibraahim.

Hindisayaasha Joogtada Ah Waa Udan Yoolkeena By C/lahi C/ Ibraahim.

Markasta waxaa xusid mudan in Nolosha ay ubaahantahay Odoros, islamarkaasina lagu Qaadaa dhigo, Hadba waxa jira iyo sidii looga gud-bi lahaa iyo talaabada xigta. iyadoo […]

 
 

Maqaal: Hilinkastoo Lamariyaba Haygeenu Waa Guul IA By Suleebaan.

Maqaal: Hilinkastoo Lamariyaba Haygeenu Waa Guul IA By Suleebaan.

Maalmuhu way isbada socdaan, Habeen iyo Maalin waa sidoodii, Dhulkuna wali wuu Goglanyahay. Walina Kamay tagin Aduunyadu sidii aan ku Ogayn. Wajiga Cusub ee Xisbiga […]

 
 

Maqaal: Hoygaaga Kadugso Dhaxanta & Qabowgaba By C/lahi C/ Ibraahim.

Maqaal: Hoygaaga Kadugso Dhaxanta & Qabowgaba By C/lahi C/ Ibraahim.

Sahal ma aha Balan burintu! Maah-maah da’wayn ayaa ahayd: “Aduun waxaa laga waraystaa Nin kaa wayn, Aakhirana waxaa lagala sheekaystaa Nin kaa Cilmi badan” Xikmaduhu […]

 
 

Xeerkasta Waxaa Loogu Xishaa Ama Loo Xushaa waa Sidii Looxeerin Lahaa By C/lahi C/ Ibraahim.

Xeerkasta Waxaa Loogu Xishaa Ama Loo Xushaa waa Sidii Looxeerin Lahaa By C/lahi C/ Ibraahim.

Xeerkasta waxaa loogu xiishaa Ama loo xushaa waa sidii loo xeerin lahaa! Xilgudasho la’aan kasta Waxay leedahay Abaal marinteeda ku haboon, hadii Qof uu kaa […]

 
 

Maqaal: Kala Miiro Waayadan By C/lahi Cabdi Ibraahim.

Maqaal: Kala Miiro Waayadan By C/lahi Cabdi Ibraahim.

Nidaamka waafaqsan habsami usocdka Noloshu wuxuu salka ku hayaa tiirar Dhawr ah:- 1-kalsooni la Isku qabo, islamarkaasina jawiga baxnaanintuna uu ka shaqayn karo madasha waayaha […]

 
 

Maqaal: Dareenka Wadaniga Dhabta Ah Waa JWXO. By, C/lahi Cabdi Ibrahim

Maqaal: Dareenka Wadaniga Dhabta Ah Waa JWXO. By, C/lahi Cabdi Ibrahim

Himilada hanaanka hanashada hankeena waa mid ku fadhiya yool ka gaadhista yididiilada dhabta ah. Waxaan raad goobaynaa waa guusheena, taasina waa mid si wayn uga […]

 
 

Maqaal: Raadkii Macangaga Ahaa Ee Bulshadeena By C/lahi C/ Ibraahim.

Maqaal: Raadkii Macangaga Ahaa Ee Bulshadeena By C/lahi C/ Ibraahim.

Hab dhaqan gooni ah ayuu kaga tagay maamulkii macangaga ahaa qayb ka mid ah Bulshadeena! Habka iyo nooca uu u fikiro shakhsi, Waxaa saameeya ama […]

 
 

Maqaal: Waa kuma ururka ONLF Ama Xisbiga ONLF ?

Maqaal: Waa kuma ururka ONLF Ama Xisbiga ONLF ?

Ururka ONLF oo hada noqday ama isubadalay Xisbi siyaasadeed ayaa waxaa asal ahaan aas’aastay shacabka Soomaaliyeed ee dagan wadanka Ogadeniya, iyaga oo uga jeeda inay […]

 
 

Hanaanka Wax Hagida Kuhaboon Xiligan By C/lahi C/ Ibraahim.

Hanaanka Wax Hagida Kuhaboon Xiligan By C/lahi C/ Ibraahim.

Isdhex-galka dhinaca amuuraha siyaasadeed ee wakhtigan waa mid yeelan kara wajiyo dhawr ah, taasi oo ku sarjarnaan karta hadba danaha joogtada ah ee siyaasadu yeelan […]

 
 

Maqaal: Waa Maxay Hadafka Xisbiga ONLF?

Maqaal: Waa Maxay Hadafka Xisbiga ONLF?

Istiraatijiyadda xisbiga ONLF waa raadinta xaquuqda dadka iyo dalka iyo adkaynta midnimada soomaaliyeed oo ah lamataabtaan ilaalinta hantida umadda dhowrista xorriyatul qawlka xaqiijinta cadaaladda iyo […]

 
 

Maqaal: Mabda’a JWXO Waa Guusha Shacabkeena By C/lahi C/ Ibraahim.

Maqaal: Mabda’a JWXO Waa Guusha Shacabkeena By C/lahi C/ Ibraahim.

Hirgalinta Heshiiska Ay ONLF lagashay Ethiopia waa masuuliyad wada Saaran labada dhinac. Inkastoo ay ahaayeen Dadkii majaraha u hayay Ethiopia 27kii sano ee lasoo dhaafay, […]

 
 

Maqaal: Ka Runsheegida Nolashu Ma’aha Mid Kubaal Marinaysa Xaqiiqda, By C/lahi C/ Ibraahim.

Maqaal: Ka Runsheegida Nolashu Ma’aha Mid Kubaal Marinaysa Xaqiiqda, By C/lahi C/ Ibraahim.

Ka Runsheegida waayaha Noloshu ma aha mid ku baal marinkarta xaqiiqada dhabta ah Biyo meel Godan ayay isagu yimaadaan! Halganka shacabkeena Soomaalida OGADENIA wuxuu soo […]

 
 

Maqaal: Bulshada Soomaalida Ogadenya Qeybaheeda, Ayaa Isku Raacay Wax Farabadan Oo Wanaagsan Hadii La Fuliyo! By: Xaaji M/rashiid

Maqaal: Bulshada Soomaalida Ogadenya Qeybaheeda, Ayaa Isku Raacay Wax Farabadan Oo Wanaagsan Hadii La Fuliyo! By: Xaaji M/rashiid

Tan iyo intuu isbadalku kadhacay Wadanka Ogadenya waxaa lagu jiraa is booqasho, wada tashi iyo soo dhaweynta dadkii qurbaha kasoo laabtay. Wax lagu tilmaami karo […]

 
 

Maqaal: ONLF Kun Jeer Mahadsanidiin, By: Hadi Luqman

Maqaal: ONLF Kun Jeer Mahadsanidiin, By: Hadi Luqman

Gudoomiyaha Jabhadda, ku-xigeenkiisa, xoghayaha guud, hogaamada kale iyo abaanduulayaasha ciidamada, naftood hurayaasha, hawl-wadeennada, weriyayaasha, abwaannada, hooyooyinka, dhalinyarada, xubnaha, taageerayaasha ururka iyo madaxda jaaliyadaha ee dal […]

 
 

Maqaal: Ceelasha Shidaalka & Caafimaadka Dadkeena oo Laga Digay!.

Maqaal: Ceelasha Shidaalka & Caafimaadka Dadkeena oo Laga Digay!.

Dhulka Soomaaliyeed ee ay Itoobiya haysatoee, deegaanka Soomaalida oo la’aaminsan yahay inuu yahay deegaan intiisa badan shidaalka noocyadiisa kala duduwan ceeyaago, meela badan oo kamid […]

 
 

Maqaal: Halgamoow Ma La Qabsatay Qaab Halgameedka Cusub Ee Ogadenya & Erayada Ku haboon Marxaladan! By: Xaaji M/rashiid

Maqaal: Halgamoow Ma La Qabsatay Qaab Halgameedka Cusub Ee Ogadenya & Erayada Ku haboon Marxaladan! By: Xaaji M/rashiid

Dalka Ogadenya ee Itoobiya ku hoos jira waxaa 60kii sano ee udambeeyay kasocday dagaal hubaysan oy gadhwadeen ka ahaayeen bulshada qeybteeda aragtida dheer oo doonayay […]

 
 

Maqaal: Wadaniyada Dhabta Ah Uma Baahna Cadayn By C/lahi Cabdi Ibraahim.

Maqaal: Wadaniyada Dhabta Ah Uma Baahna Cadayn By C/lahi Cabdi Ibraahim.

Qadiyada ku saabsan wadaniyadu ma aha Shaadh la xidho, balse waa aragti aaminaad xeel dheer oo koobsanaysa:- 1-Dhul iyo waxa ku Duugan, Ama Guud Saaran. […]

 
 

Maqaal: Maxaa Ina La Gudboon Kalkan? By, C/lahi Cabdi Ibrahim

Maqaal: Maxaa Ina La Gudboon Kalkan? By, C/lahi Cabdi Ibrahim

Duruufaha iyo xaaladaha inagu xeeran ayaa ah markasta mid mudan inaan siino miisaanka ku haboon iyo sidii wax muuqda looga dhigi lahaa waxqabadka ku aadan […]

 
 

Faallo: Dhoofinta Shidaalka Ogadenya oo La Joojiyay, Ogow Sabab.

Faallo: Dhoofinta Shidaalka Ogadenya oo La Joojiyay, Ogow Sabab.

Sida ay baahisay warbaahinta gudaha ee Itoobiya, waxaa la joojiyay gabi ahaanba dhoofinta shidaalka Soomaalida Ogadenya (Soomaali Galbeed) ay hodanka ku tahay ee ilaahay ku […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay